NEWS

Fadeexad Iyo Musuq-Maasuq Ka Soo Baxay Xogta Natiijadii Diiwaangelinta Iyo Ka Gil-Gilashada KomishankaIyo Interpeace Oo Daaha Ka Fayday Tuhuno Hore Loo Qabay

Muwaadinka Ay Xogtiisii Luntay Sidii Looga Kaban Karaa Iyo Baadhisteedii Way Socotaa… Idinkuna (Axsaabta) Hanagu Dul-Botorini-Na Ee Meelahaa Kale La Tagga” Jaamac Sweden Hargeysa March 8, 2009 (Haatuf)- Komishanka Doorashooyinka ayaa Shalay kulan ugu qabtay xaruntooda saddexda xibi qaran iyo hay’adda interpeace, si ay asxaabta ugu qanciyaan bilawga hawsha Serverka kala shaandhaynta dadkii iska diiwaangeliyey  gobolada

Read More »