NEWS

‘Golayaasha Sharciga Ah Ayaanu Ka Sugaynaa Cidda 6 April Wixii Ka Dambeeya Ummada Doorasho Gaadhsiinaysa’ KULMIYE

Hargaysa (Somaliland.org)- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga KULMUYE Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax ayaa shir jaraa’id oo uu maanta qabtay ku sheegay wakhtigii xisbiga KULMIYE uu iska taagay wixii ka dambeeya 6-da bisha April oo sharciyadda Madaxwayne Riyaale ku eegtahay in go’aankaasi ay taagan yihiin oo ay ka sugayaan golayaasha Baarlamaanka ciddii 6-da bidha April wixii ka dambeeya ummadda doorasho gaadhsiin ...

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Dalka Ingiriiska U Qaabilsan Arimaha Afrika Lord Lord Mallach-Brown Oo La Tashi Gaar Ah La Yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ee Xisbiga KULMIYE iyo Daahir Rayaale Oo Deg Deg loogu yeedhay

London- Xoghayaha arimaha dibada u qaabilsan xisbiga Kulmiye Dr Maxamed Cabdillahi Cumar ayaa lagu soo martiqaaday xafiiska wasiirka arimaha dibada u qaabilsan Afrika Lord Mallach Brown si wax looga waydiiyo sababaha keenay dib u dhaca doorashada ugu soo horaysa ee madaxtooyada halkan ka  daawo sawirada.

Read More »