NEWS

Xisbiga Kulmiye Oo Beenta Shabakada Qaar Lagu Baahiyay Been Abuur Ku Sheegay

Hargeysa (Somaliland.org) – Xisbiga KULMIYE ayaa war aan waxba ka jirin oo been abuur ah ku sheegay war maanta lagu baahiyay wargeyska Qaarkood oo sheegayay in xisbiga KULMIYE tirtiri doono heshiisyada xukuumadu la gasho wadamada ethiopia iyo Djibouti marka uu ku guulaysto hogaanka dalka. Warsaxaafadeed maanta ka soo baxay xafiiska KULMIYE ee magaalada Hargeysa oo uu ku saxeexan yahay ku-simaha ...

Read More »

Madaxtooyada oo la wareegtey lacag loogu deeqay Cusbitaalka Gebiley

Madaxtooyada oo la wareegtey lacag loogu deeqay Cusbitaalka Gebiley Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxtooyada Somaliland ayaa la wareegtay lacag gaadhaysa 470,000 kun oo dollar oo gudoomiyaha ururka bisha cas ee dalka Imaaratka carabta Sheekh Xamdaan Binu Saayid Alla nahiyaan ugu deeqay in cusbitaal casri ah loogu dhiso degmada Gabiley. Warkan oo aanu ka helnay ilo xog-ogaal ah ayaa sheegay in lacagtan ...

Read More »

London: Baaq ka soo baxay shirweynihii xisbiga KULMIYE

Xisbiga qaranka ee KULMIYE oo shirku qabtay magaalada LONDON 24th Jannaayo 2009. Shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen guddida KULMIYE UK waxaa kasoo qayb galay madax ka tirsan hoggaanka sare ee xisbiga, xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada, Guddida KULMIYE UK, taageerayaasha xisbiga ee UK, ergooyin ka kala yimid Waqooyiga Maraykanka, bariga Afrika, qaaradda Yurub iyo bariga Dhexe. Ujeedada shirku waa: ...

Read More »

Waraysi Aad U Xiisa Badan Oo Shabakada Wararka Ee Somaliland Press La Yeelatay Xildhibaan Maxamed Xaji Yusuf Axmed (Waabeeye)

Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Axmed (Waabeeye) “Ka qayb-qaadashada Diiwaangelinta Awgeed, Waxaanu Fasaxnay Golahayagii” Hargeysa (Somalilandpress)- Waxaanu jecelahay in aanu Halkan idiinku soo gudbino waraysi gaar ah oo uu Cabdiqani Xuseen Baynax oo ka tirsan Tifaftirayaasha Shabakada Somalilandpress la yeeshay Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Axmed (Waabeeye), waraysigaas oo aad u xiiso badan, isla-markaana dhinacyo badan taabanaya waxa uu Xildhibaanku kaga waramay ...

Read More »

Marwadii Ugu Horaysay Ee Ka Mid Noqotay Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland

Hargaysa (Kulmiye.org) Marwo Faadumo Jaamac Ileeye, ayaa markii u horeysay taariikhda Somaliland ka mid noqotay mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, oo ah aqalka sare ee baarlamaanka Somaliland. Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland Mudane Maxamed Ismaaciil Xirsi Oomane, ayaa shalay Xubintan cusub ee haweenka u dhaariyay xubin-nimada golaha guurtida Somaliland, ka dib markii ay buuxisay jago uu golahaas ka banneeyay odaygeedii Marxuum ...

Read More »

Obamas Dance, Celebrate at Inaugural Ball

(CNN) — President Barack Obama and first lady Michelle Obama were dancing their way through 10 official inaugural balls after a day of pomp and circumstance that saw his first presidential address and excitement about her inaugural dress. Michelle Obama, dressed in Jason Wu, and President Obama at the Home State Ball Tuesday night. The Obamas were serenaded by Beyoncé ...

Read More »

Historic moment as Obama sworn in

WASHINGTON - Barack Hussein Obama stepped into history Tuesday as the first black president of the United States, delivering an impassioned call for a new "era of responsibility" founded on the age-old American principles of honesty, courage, loyalty and old-fashioned hard work.

Read More »