Kulmiye_party

22 Sarkaal oo Ciidamada Qaranka Samaliland ka tirsan oo dallacaad la siiyey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa dalacsiiyay 22 sarkaal oo ka tirsan ciidanka qaranka. No Magaca Darajadii hore Darajada cusub 1 Cali Barre Xuseen ahaa Gaashaanle sare, noqday Sareeye guuto 2 Axmed Cali Yuusuf ahaa Gaashaanle sare, noqday Sareeye guuto 3 Muuse Xaaji Jaamac ahaa Gaashaanle sare, noqday Sareeye guuto 4 Ismacaiil Farax Cawaale ahaa Gaashaanle dhexe, noqday ...

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO OO MUNAASIBAD LAGU XUSAYEY SANAD GUURADA 22AAD EE AAS AASKA CIIDANKA QARANKA KAGA QAYB GALAY OOG IYO NUXURKA KHUDBADII UU JEEDIYEY

Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)  ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey munaasibad balaadhan oo lagu xusayey sanad guurada 22aad ee ka soo wareegtay aas aaska ciidanka qaranka somaliland. Madaxweynaha somaliland oo munaasibad lagu xusayo sanad guurada 22aad ee aas aaska ciidanka qaranka kaga qayb galay degmada Oog ayaa waxa uu hambalyo u diray guud ahaan ciidanka qaranka. 

Read More »

Ujeeddada Safar Wasiirro Xukuumadda Somaliland ka Tirsan ugu Baxeen Dalka Maraykanka

Hargeysa (KULMIYE)- Wasiirrada Hawlaha Guud iyo Beeraha – Md. Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade) iyo Md. Faarax Cilmi Maxamuud (Geedoole), ayaa u kicitimay shalay dalka Maraykanka, halkaas oo ay kaga qeybgalayaan xaflado ay jaaliyadda Somaliland ee ku waddankaasi ugu dabbaal-degi doonaan 21-guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madaxbannaanida Somaliland oo ku beegsan 18ka bisha May ee soo socota.

Read More »

Xukuumadda Somaliland oo ka noqotay wada-hadalka Somalia

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Wasiirka Arrimaha dibadda Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa maanta shaaca ka qaaday in xukuumadda Somaliland ay ka soo noqotay wada hadalkii ay la yeelan lahayd dawladda ku meel-gaadhka ah ee Soomaaliya, waxaanu ku eedeeyay madaxweynaha TFG-daa Soomaaliya inuu carqaladeynayo jawigii shirkaasi ku qabsoomi lahaa.

Read More »