Kulmiye_party

Kulmiye Party second man in charge dismay at current policy of the government

Hargeisa-The second in command of Kulmiye Party the current ruling party, and a strong supporter of the government Mr. Abdirahman Abdulkadir addressed the press on his utter dismay of the present government. Mr. Abdirahman said that the successfully elected government is lacking team work and co-operations thus breaking into groups within its own administration. He continued on by saying that ...

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa maanta u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland inuu noqdo Xildhibaan Maxamed Nuur Carraalle (Duur) oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiillada Somaliland ee ka soo baxay gobolka Saaxil, ka dib markii uu jagadaa iska casilay Dr. Maxamed Cabdi Gabboose.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo dhaqan geliyay xeerka furashada ururada siyaasada

Hargeysa (KULMIYE.ORG)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta si rasmi ah u dhaqan geliyay xeerka nidaamka ururada iyo Axsaabta siyaasada Somaliland ka dib markii dhawaan labada Aqal ee Baarlamaanka Wakiilada iyo Guurtidu uu midba dhinaciisa cod aqlabiyad ah ugu meel mariyay xeerkan oo dad badani danaynayaan.

Read More »