Kulmiye_party

Madaxweynaha oo Guddi u Saaray Xaallada Gobollada Galbeedka

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), waxa uu maanta magacaabay guddi xaqiiqo-raadisa oo ka soo tallo bixisa kooxo hubaysan oo laba habeen ka hor ka soo degay Xeebta Saylac, islamarkaana u gudbay Buuralayda u dhaxaysa Somaliland iyo Eithiopia oo dagaal culus ay isku haleeleen ciidammada labada dal.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibedda oo Sheegay inaanay Sumcadda S/land Waxba u Dhimi Doonin Malleeshiyaadka ONLF

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa caddeeyey in maleeshiyaadka hubaysan ee ka soo degay xeebaha galbeedku aanay waxyelo u gaysan doonin sumcada Somaliland ku leedahay caalamka, balse waxa uu xusay in hawlgakii ciidanka qaranku sameeyeen tahay mid muujinaysa kaalinta Somaliland ka qaadan karto ilaalinta nabadgelyada Geeska Afrika.

Read More »