Kulmiye_party

DALJIRE Waa Daahir Rayaale ee Daadku ha Qaado

By A. Geeljire Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo.

Read More »

Sallaadiinta iyo Cuqaasha Beesha Gabbooye oo ku Baaqay in Beeshu Codka Siiyaan KULMIYE

Berbera-(KULMIYE.ORG)-20, June, 2010-Masuulliyiinta Xisbiga Mucaaridka KULMIYE ee Gobolka Saaxil, ayaa maanta kullan-qado-sharafeeda oo ka dhacay Hudheelka Xayaad ku qaabilay Suldaanka Guud ee Beelaha Gabooye Suldaan Daakir Khaliif Xasan, Suldaanka Beelaha Gabooye ee gobolka Saaxil Suldaan Maxamed Axmed Bukhwaar, Sallaadiin, Cuqaal iyo dadweyne aad u tiro badan oo ka tirsan beesha Gabooye.

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Weftigii uu Hoggaaminayay oo Madaarka Hargeysa maanta ka soo degay

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wafti u hogaaminayo oo ay ka yihiin guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xisbiga Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha ololaha doorashada gobolada Bariga Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo masuliyiin sarsare oo ka rirsan xisbiga kulmiye, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay diyaarad khaas ah ka soo ...

Read More »