Kulmiye_party

Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE Ee Magaalada Berbera Oo Maalinba Maalinta Ka Dambaysa Soo Badanaya

Berbera-(Berberanews/KULMIYE.ORG)-Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, boqollaal qof oo ka mid ah, ayaa maalintooda shanaad ee ololaha maanta isugu soo baxay magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil, kuwaasoo jidadka dhaadheer ee magaaladaas ku maray Baabuur tira badan oo isugu jiray kuwa xamuulka qaada oo dad buux-dhaafiyey iyo kuwo yar-yar oo ay koox-koox u wateen, iyada oo ay dacallada ka babbanayaan ...

Read More »