Kulmiye_party

DALJIRE Markaad Foodka heshaan Maxaan Kaa Filanaa 2

By A. Geeljire Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan ...

Read More »

Cawilow Afweynaba Amaan Baad La Hoos Joogtay

Cawil Cali Ducaale hadal badan la odhan maayo, waa caadadiis inuu halkaa ku soo gaadhay guulwadayn iyo kalsooni darro naftiisa haysata oo hadba uu madaxweyne amaano Illa Afweyne oo uu hoos joogay maalintii xukunka laga riday.  Cawil waxa laga hayaa afweyne erayadii uu ku odhan

Read More »

YAA KA MAQAN KULMIYE!–COKAAGA KU CIIL BAX-3, By Ahmed Arwo

Ahmed Arwo Waa bilowgii ololaha, balanku waa Jimcaha 4ta June 2010 iyo maalintii balanka. Waa dharaar KULMIYE looga fadhiyo is-muujin. Qaado calanka kulmiye, kana qayb gal damaashaadka ka socda maagalada aad joogto. Waa isu-soo bax ka dhacaaya degmo kasta oo dalka ah. Kolka taageeradu badataba waxa yaraada waxii khiyaamo iyo is-dhaafin lagu farsamayn karo. U quus goy

Read More »

Kooxda Ku Ciyaarta Magaca Lpp oo Shahaadooyin Guddoomsiiyey Masuulliyiin ka Tirsan Xisbiga KULMIYE.

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Kooxda ka dhisan magaalda Hargeysa ee ku ciyaarta magaaca Lpp, ayaa xalay dhigatay xaflad ay ku xusaysay sanad guradeedi saddexaad , taas oo lagu qabtay hutelka Hadhwanaag ee magaalda Hargeysa ,waxana ka soo qayb galay madaax sarsare oo ka tiran xisbiga kulmiye oo ay ka mid yihiin Guddoomiyha warfafinta iyo wcayi galinta ee xisbiga kulmiye Maxamed Cilmi Aadan( Ilkacse)iyo Axmed ...

Read More »