Kulmiye_party

Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Oo Furfuray Calanka Kulmiye Oo Laga Taagay Guri Kasoo Horjeeda Madaxtooyada

“Calanka Xisbiga Kulmiye Sas Buu Ku Noqday Daahir Riyaale iyo ilaaladiisa Muxuu Se Yeeli Doonaa Maantaba Wuxuu Ka Dul babanayaa aqal kasta iyo meherad kasta oo dalka ka jirtee Riyaale isaaga sii socdee calanka  Xisbiga Kulmiye waa mid taagnaanaya oo aan tagayn. Miskiin Ya Riyaale Ya saaxib Udub” Hargeysa June 1, 2010 (Kulmiye.org) -Calanka Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa ...

Read More »

Beesha Ugaadh-Cumar oo Maanta Taageeradoodii Isugu Geeyey Xisbiga KULMIYE

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Suldaan Cabdi Cawaale oo ah Suldaanka Beesha Ugadh-Cumar ee Habar-yoonis, oo horkacaya boqolaal qof oo beeshiisa ah, isla markaana isugu jira Cheif Caaqillo, Caaqillo, Culima-awdiin, Duqay, Wax-garad, Aqoonyahan, Dhalinyaro iyo Haween, ayaa sheegay in beeshu shirar muddo ay lahaayeen ka dib, la go’aansaday inay taageeradooda isla garab-taagaan Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, ka dib markii ay quus iska soo taageen ...

Read More »

YAA KU HADHAY UDUB? CODKAAGA KU CIIL BAX..qormadii 28, By Ahmed Arwo

OPINION Ahmed Arwo Waxa ayaamahan dhegaha iyo indhaha Soomaliland buuxiyey wararka tilmaamaaya sida looga hayaamay xisbi-xaakimka oo u muuqda mid ku fashilay hoggaankii uu muddada dheer hayey. Waxa ayaan darro ah in kolka hawlwadeenadii xisbigu ay irridaha boobeen in Wasiiro aan la dooran meelna aan ka soo gelin nidaamka dalka u yaal inay xisbi sheegtaan ay yihiin kuwa sidii Cali ...

Read More »