Kulmiye_party

“UDUB musuq-maasuqii wuxuu ku darsaday arbushka goobaha diwaangelinta iyo khalkhalgelinta doorashada”

Guddoomiye Silaanyo – Warsaxaafadeed Hargeysa(KULMIYE.ORG)- Warsaxaafadeedkaas oo dhamaystirani wuxuu u dhignaa sidan; “Iyadoo dalku ku jiro marxalad xasaasi ah,lana gudo galay hawlo qaran oo mihiim ah ayaa xisbiga udub iyo xukumadu jiidheen shuruucdii anshaxa doorashooyinka ee axsaabta qaranka iyo KDQ-ku si wada jir ah u saxeexeen. Dhinaca kale waxaynu wada ogsoonahay in xisbiga udub iyo xukumadu lumiyeen kalsoonidii shacabka,

Read More »

MAALINTA DOORASHADA IYO KAADHKA CUSUB Codkaaga Ku Ciil Bax…Q26, By Ahmed Arwo

Kala mudan kii hore iyo kan maantu, waa komishanka doorashooyinka. Daliil kale ha doonin ee maalintii ay cayimeen qabashada doorashada, ayaa Madaxweyne Riyaale garabka taabtay Mudane Biikalo oo ahaa xubintii Kulmiye u magacaabay Komishankii ina dhaafay inuu noqdo Wasiir Dawle. Waa tilmaam wacan iyo shaanbad ku dhacday colkii ina dhaafay iyo dareenkii aynu ka haynay. Waa hanbalyo kale iyo bogaadin ...

Read More »