Kulmiye_party

Guddoomiyaha Waraafinta ee KULMIYE oo Shacabka S/land ugu Baaqay inay Qaataan Kaadhadhka Cusub

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Guddoomiyaha Warbaahinta ee Xisbiga KULMIYE Maxamed Cilmi (Ilkacase) waxa uu ugu baaqayaa Guud ahaan shacabka Somaliland meel kasta oo ay joogaan inay si habsammi iyo nabadgelyo ku dheehantay uga qaybgalaan oo ay qaataan kaadhadhka cusub ee lagu geli doono doorashada madaxtooyada ee dalka ka qabsoomi doonta Bisha June, sida ay Komishanku shaaciyeen. gaar ahaan waxa u baaqan gaadhsiinayaa taageerayaasha xisbiga ...

Read More »

DALJIRE “Waqtigaa Ordaya Wareegtaaban Ku Joojay……”By A. Geeljire

Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ...

Read More »