Kulmiye_party

Himiladii, Rajadii, Niyadwanaagii, iyo Farxadii Shibicka Somaliland Meeday?

Maalin dhowayd aniga oo koofi ku cabaya dukaan yar oo ku yaala magaalo la yidhaahdo Arlington oo ku taala cariga Maraykanka una jirta magaalada Washington DC afar mayl, ayaa waxa su’aal i waydiiyay nin Mahdi la yidhaahdo oo aanu koofiga meesha ku wada cabaynay, wuxu yidhi; Rashid Garufow, hadaad maanta ahaan lahayd shicibka reer Somaliland ee

Read More »

Dr. Gabboose oo ka hadlay Rabshad ka dhacday Magaalada Ceerigaabo iyo ciddii ka dambaysay

Laascaanood (Kulmiye.org)- Madaxa ololaha doorashada Madaxtooyada ee xisbiga KULMIYE u qaabilsan gobollada Bariga Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa faahfaahin ka bixiyay rabshado shalay ka dhacay magaalada Ceerigaabo, ka dib markii wefti uu hogaaminayaa gaadheen gobolkaas. Dr. Gaboose oo uu xalay khadka Telefoonka waraysi kula yeeshay Wargeyska Ogaal, waxa uu sheegay qaabkii rabshadahaa weftigiisa lagala

Read More »

Maxamed Xaashi oo Warbixin si Qoto Dheer Ugu Lafa Guray Cawaaqib Xumada ka Dhalan Karta Xidhiidhka Madaxtooyadda iyo Shirkadaha Ajaanibka ah

Safarka, Madaxweyne Rayaale iyada oo doorashadii maalmo ka hadheen, wuxu daaran yahay, adduun raadis iyo heshiisyo cusub uu la soo galo shirkaddo” “Lacagta la lunsaday ee Haamaha iyo Xoolihii dhoofay muddadii Rayaale (2002 ilaa 2009) waa $94,967,256 Waa adduunkii dadkan saboolka ah lagu hor marin lahaa. Madaxtooyada miyay mutaysatay in dib loo soo doorto?” “Dadweynuhu doorasho iyo is-beddel dhab ah, ...

Read More »