Kulmiye_party

Guddoomiyaha Xisbiga Oo Sheegay In Aanay Doorashada Madaxtooyaddu Ku Qabsoonto Wakhtiga Loogu Talo Galay.

(Kulmiye.org)  Wednesday, April 07, 2010 Hargeysa (Kulmiye.org) Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in Doorashada Madaxtooyaddu qabsoomi doonto wakhtiga loogu talo galay oo aanay mar dambe dib u dhici doonin, waxana uu sidaa ku sheegay hadal uu ka jeediyey xaflad maanta loo sameyey Ururka SOOWADAAG ee degmada 26-ka June oo ku soo biiray Xisbiga Kulmiye, kadib markii ...

Read More »

SNM: Taariikhdu Dadkay Hagtaa! Wq. Maxamed Baashe Xaaji Xasan

SNM: Taariikhdu Dadkay Hagtaa! Wq. Maxamed Baashe Xaaji Xasan “Wixii libtooyo ama guulo halgankii SNM ka biqlay maxsuul ahaan dadka (Somaliland) waa u dhex oo maanta iyo berrito toonna lama kala sheegan karo, taariikh ahaan se gadood dhacayba goobtiisa ayuu lahaa, berritona yeelanayaa….” Soddon sannadood oo mid la’ ayaa hadda (April 2010) laga joogaa markii lagu dhawaaqay Ururkii Dhaqdhaqaaqa Waddaniga ...

Read More »

Dadkaygu Waa Mid Dalkaygu Waa Mid By A. Geeljire

Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ...

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Loogu Magac Daray Marxuumkii Halyayga Ahaa Ee Cali Maarshaal

(Kulmiye.org)  Monday, April 05, 2010 Hargeysa (HWN) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye, ahna Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee doorashada soo socota ayaa maanta xadhiga ka jaray dhamaystirka dhismaha Hool cusub oo loogu magac daray alle ha u naxariiste Marxuum Cali Maxamuud Guuleed, oo ahaa gudoomiyii hore ee Ololaha tartanka Doorashada madaxweynaha ee Gobolada Galbeed ee Xisbiga Kulmiye.

Read More »

ABAAL RAAGAY RAG IYO GEEL BAA LEH , XISBIGA KULMIYENA WAXA UU WACAD KU MARAYAA

ABAAL RAAGAY RAG IYO GEEL BAA LEH , XISBIGA KULMIYENA WAXA UU WACAD KU MARAYAA IN UU IDIIN ABAAL CELIN DOONO.Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Degamda M/Haybe Maxamed Yusuf Siciid Mudadii uu xilka hayay xisbiga UDUB oo ah siddeed sanno wax waxqabad ah oo uu qabtay ma jirto waxaynu ognay xukuumadda maanta talada haysaa in aanay fulin wixii loo igmaday taas ...

Read More »