Kulmiye_party

Taliyaha Boolisku Muxuu Cismaan Hindi Iyo Jug-Soo Dhacay Xafladaha Udub Uga Mamnuuci Waayay

Saqadhe Dubad mid ayaan leeyahay, Riyaalena mid midbaan leeyahay Mucaaradkana mid baan leeyahay Saqadhe Dubad waxaan leeyahay amarada aad bixinayso horta ku fuli Jug Soo Dhacay iyo Cismaan Hindi.  Marka la arko adiga oo Hoteelada ay Udub shirarka ku qabsanayso ciidan keenay anagana markaas aad naga helaysaa inaanu kuwayagana joojino.  Saqadhi Dubad, waxaanu kuu aragnaa askari ka amar qaata Dahir ...

Read More »

Kulun Dhexmaray Xildhibaan Cumar Sanwayne Iyo Xildhibaan Jim Karrygiannis

Toronto, Canada April 2 ,(Kulmiye.org) Xlidhibaan Cumar Sanwayne oo ka tirssan golaha wakiilad Somaliland ahna xubin ka mid ah gudida arimaha dibada ee golaha wakiilada Somaliland ayaa ay kulmmeen maanta xildhibaan Jim Karrygiannis oo isna ka tirasan golaha baarlamanka dalkan Canada lagana soo doorto deegaanka bariga Agentcourt ee xaafada Scarborough.

Read More »

Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga KULMIYE oo soo dhaweeyay Baaq ay soo saareen Qurba-joogga Saaxil

Hargeysa (Kulmiye.Org)- Masuulliyiin ka Tirsan Xisbiga KULMIYE oo soo Dhaweeyey Baaq ay soo Saareen Qurbo-jooga Reer Saaxil ee Birmingham. Xildhibaan  Siciid Cilmi Rooble iyo masuulliyiin ka tirsan xisbiga KULMIYE ee ka soo jeeda gobolka Saaxil, ayaa soo dhaweeyey Shir ay isugu yimaadeen xubno ka soo jeeda Saaxil oo dhawaan ku qabsoomay Dalka Ingiriiska, gaar ahaan magaallada Birmingham, kaasoo ujeedadiisu ahayd ...

Read More »

Odayaal fikirkooda Siyaasadeed loogu xidh-xidhay Deegaanka Xariirad

Borama (Kulmiye.Org)- Qaar ka mid ah Odayaasha Deegaanka Xariirad ee Gobolka Awdal, ayaa shalay Xabsiga loo taxaabay, ka dib markii sida la sheegay ay ku biireen Xisbiga KULMIYE. Inkasta oo aanu la xidhiidhnay masuuliyiinta gobolka Awdal, si aanu arrintan wax uga waydiino, haddana sida uu xalay baahiyay Telefishanka HCTV, Odayaashan ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii sida la sheegay ...

Read More »