Kulmiye_party

Gud Siilaanyo Oo Xukuumada Ku Eedeeyay hadalada ka dhanka ah qaranimada Somaliland

“Wasiir kasta iyo qof kasta oo loo yeedhaa waxa uu ku gabbanayaa Madaxweynaha, waxaasina waa gar-darro garab og” Md. Axmed-Siilaanyo Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ku eedeeyey xukuumadda Madaxweyne Rayaale inay beryahan dambe sii labanlaabtay tacadiyo iyo dhibaatooyin kala duwan oo ay ku waxyeellanayso nolosha iyo karaamada ummadda Somaliland. Guddoomiyaha KULMIYE ...

Read More »

WAR-SAXAAFADEED: -XISBIGA KULMIYE EE DALKA AUSTRALIA

Shir waynihii labaad ee garabka xisbiga kulmiye ee dalka australia oo saddexdi bilodba mar la iskugu yimaado ayaa maanta oo bishu tahay 14th,feb,2010. la iskugu yimi xarunta dhexe ee xisbigu ku leeyahay magaalada Sydney, waxaana ka so qaybgalay 63 xubnood oo isugu jira musuuliyiinta iyo taageerayaasha xisbiga ee  kala  degen magaalada sydney iyo hareereheeda iyadoo ay wakiilo iyaga metela soo ...

Read More »

Tacsida Marxuum Cabdiraxman Axmed Cumar (AHN)

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga KUMIYE, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa isagoo ku hadlaya magaciisa, ka xisbiga iyo ka qoykiisaba wuxuu tacsi u dirayaa Mujaahid Axmed Cumar Faarax “Jaray” oo inankiisii Cabdiraxiim Axmed Cumar uu shalay shil gaadhi ku geeriyooday isagoo jooga Abudabay.

Read More »

Gud. Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Shirka Common Wealthka

Waftigii Uu Hogaaminayo Gud. Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Shirka Common Wealthka Ee London Ka Socda. Gud. Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland mudane C/casiis Maxamed Samaale iyo wafti uu hogaaminayo ayaa si rasmiya loogu casuumay shirka wadamada Common Wealthka oo haatan si rasmiya uga socda magaalada London. Shrika waxaa ka qayb galay ilaa 40 dawladood ...

Read More »