Kulmiye_party

Diyaarad Khaas Ah Oo Md Axmed Silanyo Kaga Imanayo Maalinta Axadda Ethiopia

January 30th, 2010 Comments Off Addis Abab (kulmiye.Org) Guddomiyaha xisbiga Kulmiye Md Axmed Maxamed Silanyo ayaa soo gaadhay magaaladda Addis Ababa ee casimada dalka Ethiopia maalintii arbacadii, isagoo safar kaga soo noqday dalka Maraykanka. Guddomiye Silanyo ayaa intii uu joogay magaaladda Addis Ababa ayaa waxu kulamo la yeshay safiirka dalka Ingiriska u fadhiya Ethiopia, safiirka Maraykanka u fadhiya Ethiopia, iyo ...

Read More »

War Saxafadeedka Kulanka Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Axmed Siilaanyo Iyo Senator Al Franken (D) Jan26/2010

War Saxafadeedka Kulanka Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Axmed Siilaanyo Iyo Senator Al Franken (D) Jan26/2010 Ee Washington D C Al Franken United States Senator from Minnesota Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maalintii Salaasada ee 26 ka bisha Jan, 2010 uu xafiiskiisa ku martiqaaday kuna soo dhaweeyay Senator Al Franken (D) oo laga soo doorto gobolka Minnesota kana tirsan ...

Read More »

Md Muse Biixi Oo Maamulka Rayaale ka dalbaday inuu mideeyo Weedhaha kala fog ee ka soo Yeedhaya Wasiiradiisa

Hargeysa(HWN):- Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah KULMIYE ayaa wax lala yaabo ku tilmaamo weedho is burinaya oo ka soo yeedhay todobaadkan Wasiiro ka tirsan Xukuumada. Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga KULMIYE ahna ku simaha Gudoomiyaha Muuse Biixi Cabdi ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay haddallo ku aadan Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo ka soo yeedhay Wasiiro xukuumadda ka tirsan.

Read More »