Kulmiye_party

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ku Baaqay In Rayaale Kursiga Baneeyo Marka La Gaadho Dhamaadka Muddada Xilkiisa

“Mawqifkayagu Waxa Weeyi Intaan La Gaadhin Gunaanadka Muddada Xilka Ee 29 Oktoobar Waa Inuu Madaxweynuhu Kursiga Baneeyo Oo Uu Diyaar U Sii Ahaadaa Inuu Xukunka Wareejiyo”.Axmed Siilaanyo Hargeysa September 8, 2009 (Haatuf) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa sheegay in marka la gaadho gunaanadka muddada Madaxweyne Rayaale in xukunka lagu wareejiyo cid si ku meel ...

Read More »

Sidee Madaxweynuhu Ku Noqday KalidiI Taliye? Faallo Maxamed Xaashi Cilmi

Maxamed Xaashi Cilmi Dalkan Somaliland, ma aha sabool dadkiisii gabay, waxa se gaagixiyay maamul xumo. Dalku, wuxu u baahan yahay; bad-baado, isbeddel maamul iyo mid fikir (Revolution),  oo dhakhsa ah. Maamulka soo socoda maxaa laga rabaa, inuu qabto? Is-bedel  X iyo Y, ma aha xal. Waa in hadda, la qeexo, is-bedelka la samayn doono ee dadku u baahan yahay.

Read More »

The Public Resists Capitulation In The Face Of Arrests, Intimidation

Police in Somaliland sought to detain Abiib Diriye Nur, a former minister and prominent SNM veteran, but his private security prevented the police from entering his house. This most likely is part of ongoing intimidation of the opposition political parties by increasingly confrontational Riyale administration. But will Riyale win concession through harassment or will the opposition withstand the threats for ...

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo ka hadlay dhexdhexaadinta Itoobiya waddo

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka waramay natiijada ay la guryo noqdeen Wasiiru-dawlaha Khaarajiga Itoobiya iyo Safiir Ku-xigeenka Ingiriiska ee Addis-ababa oo todobaadyadii aynu ka soo gudubnay Hargeysa u yimi xal-u-helida khilaafaadka siyaasadeed iyo Sharciyeed ee ka oogan Somaliland.

Read More »

WARSAXAAFADEED Xoghayaha Xisbiga Kulmiye : Dhacdooyin Xusuus Mudan

WARSAXAAFADEED : Dhacdooyin Xusuus Mudan Waxaa caado u noqotay Ciidamda Booliska iyo Nabbadsuggida ee Xukuumadda inay mar walba garaacid, cabudhin iyo cagajuleyn  u geestaan taageerayaasha Xisbiga Kulmiye. Waxaa kaloo dhacda in lagu xareeyo saldhigyada Booliska muddo ka badan waqtiga uu sharcigu dhigayo iyo waliba iyadoo loo taxaabo Jeelasha waaweyn sida kan Mandheera iyadoo aan maxkamad lasoo taagin. Waxaa kaloo dhacda ...

Read More »