Kulmiye_party

Wefti ka socda Itoobiya oo socdaal ku yimi Hargeysa

State Ministers of Foreign Affairs, Dr. Tekeda Alemu Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirul Dawlaha Arrimaha Dibada Itoobiya Mr. Takedu Alum, oo beryahanba la filayay ayaa maanta abaaro 12:20 duhurnimo ka soo degay madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport Hargeysa, waxaanu socdaal rasmi ah oo qaadan doona muddo sadex cisho ah uu ku joogayaa dalka, waxaanu kulamo gooni gooni ah la yeelan ...

Read More »

Axsaabta Mucaaradka oo jawaab ka bixiyay baaqa wada-hadal ee Madaxweyne Rayaal

Hargeysa (Somaliland.Org)- Labada Xisbi Mucaarad ayaa jawaab ka bixiyay baaq ka soo yeedhay Madaxweyne Rayaale oo ku saabsanaa in ay wada-hadal isugu yimaadaan saddexda Guddoomiye Xisbi. Warsaxaafadeed ay wada-jir u soo saareen labada Guddoomiye Xisbi ee UCID iyo KULMIYE Faysal Cali Waraabe iyo Axmed Maxamed (Siilaanyo) oo arrintan ku saabsan ayaa wuxuu u dhignaa sidan;

Read More »

Munaasabad Magaalada Toronto Duco Iyo Baroordiiq Ah Oo Lagu Xusay Marxuum Cali Xaji Muxumed Guuleed( Daawo Sawirada)

Toronto, Canada-  Munaasabad kulmisay oo isu keentay dad aad u fara badan oo isugu jiray jaaliyada Soomaliland ee magaalada Toronto iyo dad kale oo ku soo hadlayay telefon (teleconference) ayaa lagu xusay marxuum Cali xaji Muxumed Guuleed (Cali Maarshaal). Munaasabadaas waxaa ka soo qayb galay qoyskii, ehelkii , asxaabtii iyo dad kale oo reer Somaliland ah oo aad badnaa.  Waxaa ...

Read More »

Xisbiga KULMIYE oo soo bandhigay khasaaraha diblomaasiyadeed ee

Xisbiga KULMIYE oo soo bandhigay khasaaraha diblomaasiyadeed ee Somaliland ka soo gaadhay go’aamada Rayaale Warsaxaafadeed uu maanta soo saaray  Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee xisbiga KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, ayaa shaaca ka qaaday in  xukuumaddu xidhiidhka Maraykanka iyo Somaliland gaadhsiisay

Read More »

Ogaysiis Dhaamaan Laamaha UK

U DIYAAR GARAWGA DOORASHAYOONKA iyo KULANKA LAAMAHA UK Dhammaan taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee ku dhaqan carriga Ingiriiska waxa lagu martiqaadayaa inay ka soo qaybgalaan munaasibaddan qaaliga ah ee sida weyn loo soo agaasimay. Shirkan ballaadhan waxaa lagaga wada tashanayaa sida ugu habboon ee looga qayb qaadan karo u diyaar garawga iyo qabashada doorashooyinka Madaxtooyada ee la isku maandhaafsanyahay, inagoo ka ...

Read More »