Kulmiye_party

Boga Tacsida

GEERI WAA LOO DHASHAY.WAANA LAMA HURAAN AAN QOFNA DHAAFAYN Anigoo ka wakiil ah reer Cabdi Carwo iyo xaaskeyga Amaal Cumar Carte, waxaan tacsi u dirayaa ubadka, xaaska, walaalada, waalidka, xigto, xigaal, qaraabo iyo asxaab iyo dhammaan shacbiweynaha Soomaliland gaar ahaan

Read More »

Tacsiyad Ka Timid Jaaliyada Waqooyiga Maraykan

“Inna Lilaah Waa Inna Ilayhi Raajucuun” Sida xaqiiqdu tahay maanta waxay u tahay Somaliland maalin murugo iyo naxdinba leh. Waa maalin xaqii EBBE ku yimid geesi ka mid ahaa kuwa dadka reer Somaliland loogu jeclaa, waa maalin u ka baxay reer Somaliland halyay dalkiisa iyo dadkiisaba daacad u ahaa.

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Tacsiyad Oo Diraya

” INNA LILLAAH WA INNA ILAYHI RAAJUCUUN” Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Axmed Siilaanyo  isaga oo ka wakiil ah dhamaan xubnaha  golaha fulinta ee xisbiga iyo taageerayaasha gudaha dalka iyo dibadiisaba waxaa uu halkan tacsiyad u soo marinayaa isaga oo ka tiiraanyaysan geerida naxdinta leh ee ku timid Rabi naxariistii janat al

Read More »

Xisbiga Kulmiye Oo Kalsoonidii Kala Noqday Komishanka Doorashooyinka

Xisbiga Kulmiye oo soo saaray war saxaafadeed uu kalsoonidii kala noqday Komishinka Doorashooyinka. Qoraal kooban oo uu ku saxeexan yahay Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biix Cabdi ayaa maanta Xisbiga Kulmiye gacanta ka saaray Gudoomiyaha gudiga Doorashooyinka, Mr Jamac Sweden. Qoraalkan ayaa

Read More »