Kulmiye_party

Oslo, Norway: Shir SanadeedKii Xisbiga Oo La Qabtay 1 May, 2008

Shirkii Sanadka Ee Ka dhacay Magaalada Oslo Ee Dadalka Norway. Shir sannadeedkii xisbiga KULMIYEee laanta Norway ayaa wuxuu ka dhacay hoteleka weyn ee Anker Hotel, Oslo Norway. Waxaana ka soo qayb galay dhamaan tageerayaasha Kulmiye ee gobolada dalka Norway kala degan. Shirkaas oo ahaa mid aad iyo aad loo soo abaabulay, dad badani ka soo qeyb galeen. Furitaan shirka waxaa ...

Read More »

Cida kaliya ee legitimate ahi waa Baarlamaanka Shacbiga ayaa soo doortay

Burco(Geeska) Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridkaa ee Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo ayaa naqdiyay Khudbadii uu manta Madaxweyne Daahir Riyaal u jeediya labada gole ee Barlamaanka Somaliland . Axmed Siilaanyo oo shir jaraaid ku qabtay xalay Hoteel City plaza waxa kale oo ka hadlay xaaladaha nolosha isbadashay iyo xiliga mudada dhamaanaysa ee 15may oo xisbiyada Mucaaridkaa ay sheegeen in aanay aqonsanayn shirki ...

Read More »

Conference Call Hosted by Somaliland American Council

Conference Call Hosted by Somaliland American Council April 22nd, 2008 [Annoucements • Editorial • xw] | Somaliland American Council You are cordially invited to participate in a conference call hosted by Somaliland American Council. The Keynote speaker is the leader and the chairman of Kulmiye Party, Mr. Ahmed Mohamed Silanyo. The date and time of this conference call is: Sunday, ...

Read More »

Guddoomiye-ku-xigeenka 2Aad Oo Ka Dalbaday W.A. Gudaha Caddaynta Qaraxyadii Uu Ku Eedeeyey Xisbiga Kulmiye

Mudane Cabdiraxman Cabdulqadir, gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Xisbiga April 21st, 2008 [News] | Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyekuxigeenka 2aad ee Xisbiga KULMIYE, Cabdiraxmaan Cabdilqaaddir ayaa sheegay inay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ka doonayaan inuu soo caddeeyo eedaymaha uu dhowaan u jeediyey Xisbiga KULMIYE ee ahaa inuu xisbiga KULMIYE ka dambeeyey qaraxii dhowaan ka dhacay xarunta Golaha Guurtida. Guddoomiyekuxigeenka, mudane Cabdiraxmaan ...

Read More »

PRESS RELEASE

PRESS RELEASE APRIL 9, 2008 This is what happened in our country today. Today’s demonstration is a culmination of a long struggle on the road to national elections and the process of democracy hindered and harassed by the elected President of Somaliland. We and the public are upset because this administration is breaking all the constitutional laws of Somaliland and ...

Read More »

War Deg Deg Ah, Xukuumada Iyo Guurtida Oo si Boob Ah ku Doonaya Inay Dahir Rayaale Mudo Kordhin U Siiyaan

Hargeysa- Somaliland, Subaxdii saaka ayaa shacab aad u fara badan iyo madaxda mucaaridka labada xisbi qaran ee Kulmiye iyo Ucid ay horkacayaan ayaa iyaga oo gadoodsani is hor dhoobeen xafiiska golaha guurtida, xukuumada Dahir Rayaale ayaa iyaguna soo kiciyay ciidamamada booliska qaranka oo isku xeeray xafiiska golaha guurtida. Arintasi waxay ka dambaysay markii muda madaxweyne Rayaaale oo ku eg May ...

Read More »