Kulmiye_party

Guddoomiyayaasha labada Xisbi ee Mucaaridka ah oo Kulan Albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay Shirguddoonka Guurtida iyo arrimihii ay ka wadahadleen

April 8th, 2008 [News] | Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyayaasha labada xisbi ee Mucaaridka ah, UCID iyo KULMIYE, ayaa maanta tegey xarunta Golaha Guurtida Somaliland, waxayna kulan albaabadu u xidhan yihiin la yeesheen Shirguddoonka Golaha Guurtida iyo odayaal ka tirsan Guddida joogtada ah ee Golahaas. Kulankaasi kadib ayaa Guddoomiyayaasha labada xisbi ee mucaaridka ah, Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Faysal Cali Waraabe ...

Read More »

“Qofka maanta ku dooda in xukuumadda muddada loo kordhiyaa waa khaai’nal waddan”,..Xildh.Cali Mareexaan

“Madaxwaynu wuxuu kaga duwan yahay muwaadinka caadiga waa shaciga. Sharciga ayaa madaxwayne ka dhigay, wasiirka ka dhigay ee baarlamaanka dhigay. Haddii xarriiqdaa sharciga layskala baxo waxaa lagu soo noqonaya shacabka caaadiga ah. Haddaba, waxaan maanta halka idiinku caddaynaa in xukuumadda madaxwayne Riyaale ay dhacday 30 March, waxaanan idiinku caddaynayaa sidatan: Waa marka koowaade dastuurkeenu wuxuu u qaybsamaa qayb ka hadlaysay ...

Read More »

Madaxweyne Rayaale: Ka Dhamaatee Dhabada Raac

Madaxweyne Dahir Rayaale Kaahin Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyayaasha labada xisbi ee Mucaaridka ah, UCID iyo KULMIYE, Faysal Cali Waraabe iyo Axmed Maxamed (Siilaanyo) ayaa mawqif adag iska taagey mudda-kordhin la sheegay in Madaxweyne Riyaale ka qalqaashanayo Komishanka Doorashooyinka iyo Golaha Guurtida. Waxayna sheegeen in aanay ogolaanayn in maalin dheeraad ah uu ku darsado Madaxweyne Riyaale muddada xilkiisa oo ku eg ...

Read More »

Gudoomiye Axmed Siilaanyo:“Qasdigu waxa weeye in doorashada dib loo dhigo anaguna maalin ma ogolin”

“Qasdigu waxa weeye in doorashada dib loo dhigo anaguna maalin ma ogolin” Hargeysa (Ogaal) – Gudoomiyaha xibiga mucaaradka ah ee Kulmiye, mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Rayaale inuu u hanqal taagayo in mudada xilka loo kordhiyo, Islamarkaana waxa uu taa sababta ugu dhigay fargelin gudiga doorashada kaga cabatay. Gudoomiyaha Kulmiye oo wargeyska Ogaal wax ka weydiiyay ...

Read More »

MAWQIFKA WADA-JIRKA AH EE LABADA XISBI EE KU SAABSAN GO’AANKII KOMISHANKU KU LAALEEN HAWL-WADEENAD

News Monday, April 07, 2008 UJEEDDO: MAWQIFKA WADA-JIRKA AH EE LABADA XISBI EE KU SAABSAN GO’AANKII KOMISHANKU KU LAALEEN HAWL-WADEENADII XAFIISYADA KOMISHANKA DOORASHOOYINKA Date: 07/04/2008 KU: KOMISHANKA DOORASHOOYINKA QARANKA KU: DHAMMAAN SAXAAFADDA MADAXA BANAAN JSL UJEEDDO: MAWQIFKA WADA-JIRKA AH EE LABADA XISBI EE KU SAABSAN GO’AANKII KOMISHANKU KU LAALEEN HAWL-WADEENADII XAFIISYADA KOMISHANKA DOORASHOOYINKA Waxay labada Xisbi ee KULMIYE iyo UCID ...

Read More »

Komishanka Qaranka Oo Xubnihii Rayaale Iyo Guurtidu Soo Magacaabeen U hadlayaan Sidii Xubno Ka Tirsan Udub

Xubnaha komishanka qaranka ee Somaliland ayaa baryahan dambeba ay xukuumada madaxweyne Rayaale Kahin ku haysay faragelin toos ah iyo in maalin walba looga yeedho madaxtooyada si ay u aqbalaan in Dahir Rayale loo cusboonaysiiyo laba sanaood oo dambe. Arintaasi waxay dhalisay isku dhac iyo in xubnihii waday danta qaranku ay ka biyo diidaan in aanay aqbali karin in komishanka qaranku ...

Read More »

Gaadhiga Iyo Dareewalka Axmed Siilaanyo Daandaansi Iyo Badheedh Baa Dahir Rayaale Amar Ugu Bixiyay In La Xidho

Waxaan u arkaa daandaansi badheedh ah, waxaa wax ka weyna waannu filaynaa inay dhacaan, waana la garanayey gaadhigayga iyo darawalkaba, badheedh baana loo xidhay” Md. AXmed Siilaanyo Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay in ciidammada boolisku si badheedh ah u xidheen gaadhiga iyo darawalkiisa, isla markaana ay damacsan yihiin falal kale ...

Read More »

Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Xisbiga Kulmiye Md Muse Biixi Cabdi Oo Waraysi Siiyay Joornaalka Geeska Afrika

Muj. Muuse Biixi Cabdi, Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay markay ugu horaysay tan iyo markii toddobaadkii hore loo doortay guddoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga KULMIYE, ka hadlay xaaladda xisbigooda, cidda uu u arko inay ku haboontahay murashaxa madaxtinimada ee xisbigooda iyo arrimo kale oo dhawr ah. Mujaahid Muuse Biixi, oo uu ...

Read More »