Uncategorized

Maamulka Riyaale ee waqti daayaca jooga waa in loo raaco magta dadkii ku dhintay shilalka gaadiidka muddadiiay xilka hayeen” Muj: Maxamd Cabdilaahi Cabsiiye, golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, Shirjaraa’id.

Hargeysa, December 12, 2008 (Haatuf)- Mujaahid Maxamed Cabdilaahi Cabsiiye oo ka mid ah golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE kana mid ahaa golihii hore ee wakiilada ayaa madaxweyne Riyaale ku eedeeyey shilalka gaadiidka dalka gudihiisa ka dhacay dhimishada iyo dhaawaca keena dushana ka saaray in loo raaco magta 2100 qof ee sanadkan ku nafta waayey gaadiidka , isagoo intaas ku daray ...

Read More »

Olalihii Diiwaangalinta Oo Maalinta Sabtida Ka Bilaabmaya Gobolka Togdheer

Burco(Togdheernews-12-Dec)-Dhaqdhaqaaqa loogu diyaargaroobayo hawlaha diwaangalinta eeG/togdheer si rasmi ah uga bilaabmidoona maalinta Berito,ayaa si weyn looga dareemayaa guud ahaan degaamada Togdheer. Gudoomiyaha Komishanka G/togdheer Mr.Yuusuf Arts ayaa cadeeyay in 196-goobood oo Gobolka ah ay berito ka bilaabi doonaan diwaangalintu islamrkaana ay gaadiidkii iyo shaqaalihii dibadu ay u baxeen goobahoodii. Dadweyne badan ayaa ku soo qulqulaya Mgaalada Burco,kuwaasoo ka kala imanaya ...

Read More »

Hadaladii Laga Jeediyay Xafladii Heshiiskii Hogaanka Xisbiga KULMIYE Iyo Hogaanka Urrur-siyaasadeedka Qaran.

December 10th, 2008 Hargeysa(Somaliland.Org) Hogaanka xisbiga KULMIYE iyo hogaanka urur-siyaasadeedka Qaran ayaa maanta heshiis iskaashi ah ku kala saxeexday Hotel Maan-Soor ee caasimada Hargeysa. saxeex heshiis Xusni Khudbado iyo hadalo ay labada dhinac ee hogaanka KULMIYE iyo hogaanka Qaran ka jeediyeen Xafladaasi sida weyn loo soo agaasimay oo xubno door ahi ay ka hadleen waxa ugu horeyn halkaa ka hadlay ...

Read More »

Heshiiska Iskaashiga Xisbiga KULMIYE Iyo Urur Siyaasaddeedka QARAN

Gabose Silanyo iyo Jaaal Caydiid December 10th, 2008 – Ka dib markii xisbiga KULMIYE iyo Urur-siyaasadeedka Qaran arkeen duruufaha adag ee siyaasadeed, Nabadgelyo, Dhaqaale iyo Bulsho eek u gedaaman dalka JAMHUURIYADA SOMALILAND, guud ahaan dunida. – Ka dib markii labada dhinac ku wada qanceen in hoggaanka Maanta dalka ka jiraa uu ummada u horseeday dib u dhac dhinac kasta leh, ...

Read More »

Fu’aad Aadan Cadde oo Xukuumadda ku Dhaliilay in ilaalintii Ammaanka Dalka ku Koobtay Xidhista Jidadka Hargeysa

Hargeysa (Jam)- Wasiirkii hore ee Degaanka iyo Horumarinta Reer-miyiga Mr. Fu’aad Aadan Cadde, ayaa xukuumadda Madaxweyne Rayaale ku dhaliilay in waajibaadkii ka saarnaa sugidda ammaanka dalka ku soo koobtay xidhidda jidadka caasimadda iyo adkaynta kadimada xarumaha dawladda. Mr. Fu’aad Aadan Cadde oo shalay saxaafadda kula hadlayey hoteelka Imperial ee magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in xukuumaddu buunbuunisay weerarradii argagixiso ee 29kii ...

Read More »

Ciid Wanaagsan

CIID MUBAARAK WA ANTUM BILKHAYR Golaha Ururku waxa uu CIID MUBAARAK u dirayaa Dhammaan Ummadda Somaliland meelkastoy joogaan, Shabakadaha, Jaraa idka,War Tabiyaasha Somaliland ee ilaaliya qadiyadda Somaliland, halgankana ugu jira raadinta aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland. Eebbe ha innooga dhiga Ciid wadata bash-bash iyo barwaayo- Aamiin – Aamiin Eebbaa Mahad Leh Guul Somaliland Sahra Hassan SOMSALCOUK Ciid Wanaagsan Oo Ka Socota Axmed ...

Read More »

Marwo Aamin/weris Oo Ka Qayb Gashay Xaflad Haweenka Xisbiga KULMIYE Ku Qabteen Bariga London

Marwo Amina Weris December 8th, 2008 London(Somaliland.Org) Shir ay soo abuubuleen garabka dumarka ee xisbiga KULMIYE ayaa lagu qabtay bariga magaalada London. Shirka waxaa furay Hodan Abdi, waxaanay kusoo dhawaysay Amina Weris Mohamud Jirde . Amina Weris waxay ugu horraynba u mahadnaqday dumarkii soo qaban qaabiyey munaasabada iyo dadkii kale ee kasoo galayba. Amina Weris waxay ka warrantay kaalintii dumarku ...

Read More »

Dr Maxamed Cabdillahi Cumar Xilka Dalkiisa ee Uu Gudanayo Cidna Marti Uga Noqon maayo

Madaxweynaha Dalka Senegaal Iyo Xoghayaha Arimaha Dibada Ee Xisbiga Kulmiye Dr Mohamed Cabdillahi Cumar Safiirka wareega ee xukuumada M/weyne Riyaale u aqoonsi raadinta u xil saaratay Mr,Maxamed Aar ayaa maanta websitedada soo geliyey warsaxaafadeed sida laga dhandhansan karo ka yimi Hargeysa oo ka hadlaaya sadex arrimood oo aad u kala fog kuwaas oo kala ah. Cambaarayn lagu cambaraynaayo xoghayaha arrimaha ...

Read More »