Demo Blog With Map

WARSAXAAFADEED

Dastuurka Qaranka JSL wuxuu si tafatiran oon mugdi ku jirin u tilmaamaya madax banaanida Saxaafadda (Warbaahinta) Somaliland (Independence of Media) sida uu qeexaayo Qodobka 32aad, faqradiisa 3aad.

Read More »

DALJIRE: Khudbadaay qofba si kuu maqal

A.Geeljire Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan ...

Read More »

Xafladii 18ka May Ee Minnesota

Waxa habeenimadi xalay oo ay Tarikhdu ay ahayd 16 -May-2009 ka dhacday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota xaflad aad uu baladhan oo lagu xusayey maalinti ay Somaliland kala soo noqotay madax banaanideeda dalki la isku odhani jiray Somalia oo ku beegneyd 18 May 1991 taasi oo caleenkii uu horeysay, laga tagay magaalo

Read More »