Demo Blog With Map

Wefti Uu Hogaaminayo Oo Gudoomiye Ku-Xigeenka 1aad Ee Xisbiga KULMIYE Oo Kormeer Ku Soo Maray Deegaamada Waqooyiga Hargeysa

Hargeysa(Somaliland.Org) Wefti uu hoggaaminayey Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee xisbiga KULMIYE Muj. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay kormeer ku saabsan sida hawsha diiwaangelinta cod-bixiyeyaashu u socotay ku soo maray degaanno ka tirsan woqooyiga caasimadda Hargeysa. Weftigan oo kormeerkooda ku soo maray degaannada hoos yimaad degmada Daara-salaam oo kala ah; Geed-deeble, Malluugta, Balliga-cas, Bacado iyo Biyo-shiinaha, kuwaas oo dhammaantood booqdeen goobaha diiwaangelintu ka ...

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Munaasibada Ciidda Hambalyeeyay

December 7th, 2008 Hargeysa( Xarunta Guud Ee Xisbiga) Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo kan xisbiga KULMIYE, waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa guud ahaa ummadda Muslimka ah, gaar ahaan shacbiga reer Somaliland, isaga oo ugu hambalyeynaaya Munaasibadda CIIDAL ADXA. Guddoomiyuhu waxa uu ilaahay uga baryayaa, ummadda Muslimiinta ah meelkasta oo ...

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Iyo Wefti Uu Hor Kacayo Oo Kormeer Ku Soo Maray Deegaamada K/Galbeed Ee Hargeysa Iyo Gobolka Cusub Ee Hawd

Hargeysa(Somaliland.Org) Gudoomiyaha xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminayo ayaa saaka hiirtii hore socdaal ugu kicitimay deegaamada K/galbeed iyo bari ee gobolka Hargeysa. Weftigan oo isugu jiray xubno ka tirsan hogaanka xisbiga,xildhibaano ka mida golaha wakiilada iyo xubno ka tirsan golaha dhexe ee xisbiga,waxa ka mid ahaa gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE Muj Muuse Biixi ...

Read More »

Xisbiyada Mucaaradka oo Ku Hanjabay Inay Kalsoonida Kala Noqonayaan Guddiga Doorashooyinka, Haddii…

Hargeysa(Golis)- Xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland, ayaa ku hanjabay in ay Guddiga Doorashooyinka kalsoonida kala noqon doonaan haddii ay jid u sameyn waayaan goob diiwaangelineed cusub oo laga sameeyey Xafiiska la Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha bulshada oo dhinac waqooyi kaga soo jeeda Madaxtooyada Somaliland, kaasoo ay ku tilmaameen mid sharci darro ah oo aan la aqbali Karin. Goobtan cusub oo ...

Read More »

Xoghayaha Arimaha Dibada Ee Xisbiga Kulmiye Dr Maxamed Cumar Oo Shalay Xogwaraysi Iyo La Tashi Lagu Soo Martiqaaday Aqalka Odayaasha Britain Ee Loo Yaaqaan ( House Of Lords)

London– Aqalka Odayaasha ee Barlamaanka Ingiriiska ayaa shalay ugu yeedhay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee xisbiga KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, kulan la tashi iyo xogwaran ah oo ku saabsan xogogaal u noqoshada xaaladda Somaliland iyo xiisadaha siiyasadeed iyo kuwa colaadeed ee haatan ka aloosan mandaqadda Geeska Afrika. Kulankan oo uu guddoominayey Lord Eric Avebury oo ka tiran Aqalka Odayaasha,ayaa ujeeddadiisu ...

Read More »

Gudoomiye Kuxigeenka 2-aad ee Urur Siyaasadeedka Qaranka Md Jamaal Caydiid Oo Si Kulul U Cambaareeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland.

Hadhwanaag 2008-12-03 (Hadhwanaagnews) Urur Siyaasadeedka Qaran ayaa Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Md. Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) ku eedeeyay inuu marin habaabin ku sameeyay baadhista qaraxyadii argagixiso ee Hargeysa ka dhacay 29 Oktoobar, islamarkaana uu shaki ku kala riday dadweynaha reer Hargeysa. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee ururka QARAN Md. Jamaal Caydiid Ibrahim, oo xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, ayaa ...

Read More »

Goob Cusub oo Diiwaan-gelineed Aan Sharci Ahayn Oo Si Tuugo Ah Looga Furay Ka Soo Horjeedka Xarunta Madaxtooyada.

Goob Cusub oo Diiwaan-gelineed Aan Sharci Ahayn Oo Si Tuugo Ah Looga Furay Ka Soo Horjeedka Xarunta Madaxtooyada. December 3rd, 2008 Hargeysa(Somaliland.Org) Goob cusub oo diiwaan-gelin isla markaana aan ku jirin qorshihii hore ee goobaha diiwaan-gelinta oo aan sharci ahayn ayaa shalay si tuugo ah looga furay xafiis ku yaala ka soo horjeedka xarunta madaxtooyada. Goobtan cusub oo aan ka ...

Read More »

Marwo Amina Weris Oo Xaflad Lagu Qabtay Manchester Ku Sheegtay In Dadka Reer Somaliland Maanta Yihiin Isbedel Doon, Mabaadiida Xisbiga KULMIYE na Yahay Kii Ka Saari Lahaa Maanta Marxaladan Adag Ee La Soo Daristay Somaliland.

November 30th, 2008 Marwo Amina Weris oo xaflad Lagu qabtay Manchester ku sheegtay in dadka reer Somaliland maanta yihiin isbedel doon, mabaadiida Xisbiga KULMIYE na yahay kii ka saari lahaa maanta marxaladan adag ee la soo daristay Somaliland. Magaalada Manchester ayaa habeenimadii Jimcaha ahayd, bishuna Novemberna ahayd 28 2008 lagu qabtay xaflad ay si ween usoo agaa simeen garabka haweenka ...

Read More »