Demo Blog With Map

Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE oo Tacsi u diray qaraabada muwaaddiniin geeriyooday

Ujeeddo: Tacsi Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ka wakiil ah Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbigu waxay tasi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada, asxaabta iyo guud ahaanba shacabka reer Somaliland geerida ku timi Mujaahid Axmed Maxamed Xasan (Awoowo), kuna magac dheeraa Axmed-japan oo ku geeriyooday magaalada ...

Read More »

KULMIYE oo cambaareeyay weerar lagu qaaday goob Diiwaan-gelineed oo ku taalla degmada Lughaya

Hargeysa(Somaliland, Xisbiga  KULMIYE, ayaa cambaareeyay weerar  lagu qaaday goob diiwaan-gelinta codbixiyeyaashu ka socotay oo ku taalla deegaan hoos yimaada degmadda Lughaya ee gobolka Awdal. Sidaasna waxa caawa sheegay Xoghayaha guud ee xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf oo war-saxaafadeed ka soo saaray dhacdadan, waxaanu qoraalkiisu u qornaa sidan: Xisbiga KULMIYE waxa uu si adag u cambaaraynayaa weerar lagu qaaday goob ay ka ...

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE iyo wefdigii u hoggaamineyey oo Hargeysa ku soo noqday

Hargeysa (KULMIYE)- Wefti ballaadhan oo ka tirsan xisbiga KULMIYE oo uu horkacayey Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku soo laabtay magaalada Hargeysa caawa, kadib markii uu soo dhammeystay socdaal la xidhiidha wacyigelinta diiwaangelinta doorashooyinka oo uu ku soo maray Gobollada Awdal iyo Salal oo qaadashada kaadhka laga bilaabay toddobaadkan gudihiisa. 

Read More »

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland iyo Murrashaxa KULMIYE oo kormeeray habsami u socodka diiwaan-gelinta  Gabolka Awdal.

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland iyo Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE – Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray habsami-u-socodka hawlaha diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland ee Gobolka Awdal oo ay si rasmi ah uga bilaabantay maanta. Madaxweyne-ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha oo hoggaaminaya wefti ballaadhan oo ka tirsan xisbal-xaakimka si ay uga qaybqaataan hawsha qaran ee diiwaangelinta codbixiyayaasha, waxay kormeer ujeeddadiisu ahayd ...

Read More »