Demo Blog With Map

Xoghayaha Cusub Ee Arrimaha Dibadda ee Xisbiga KULMIYE oo loogu yeedhay ka qaybgalka shirweyne ka dhacaya Itoobiya

August 29th, 2008 Xoghayaha Arrimha Dibadda ee Xisbiga KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa saaka oo Sabti ah ah, 30 August, u duulay magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya oo uu kaga qaybgalayo shirwayne lagaga hadlayo sidii nabad loogu dhammayn lahaa colaadaha ka dhex aloosan wadamada ku yaalla geeska Afrika. Shirwaynahan waxaa ka qaybgalaya wakiillo ka kale socda dalalka geeska Afrika, ...

Read More »

Laanta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Minnesota Oo Shiweynahoodii Sanadlaha Ahaa Ku Doortay Gudi Cusub

() Kulmiye.info,Minnesota-Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye oo gobolka Minnesota, USA ayaa maalintii Axadda ee bisha August ahyd 24-ka shirkoodii sanad laha ahaa ku qabsaday magaalda Minneapolis ee gobolka Minnesota. Shirkan oo ujeedadiisu ahayd in lagu doorto guddi cusub oo bedesha gudidii hore oo muddo sanad ah xilkan soo haysay ayaa waxaa kasoo qab galay dadwayne aad u fara badan oo ka tirsan ...

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo ku baaqay in xisbigu ka wadashaqeeyo soo celinta labada musharrax iyo taageerayaashooda cadhooday: Khudbadihii musharaxiinta la doortay

Musharaxa Madaxweynimada Loo Doortay Ee Xisbiga Kulmiye Dhinaca Bidixda Xiga Mudane Axmed Siilaanyo Iyo Musharaxa Madaxweynekuxigeenka Loo Doortay Ee Xisbiga Kulmiye , Dhinaca Midigta Xiga Mudane Cabdiraxman Saylici August 26th, 2008 Burco (Somaliland.org) – Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa khudbad uu ka jeediyey xidhitaankii Shirka Golaha Dhexe ee xisbiga uga socdey hotelka Plaza ee magaalada Burco, kadib ...

Read More »

Shirka Golaha Dhexe ee KULMIYE oo doortay Musharraxiinta xisbiga ee Madaxweynaha iyo Madaxweynekuxigeenka

Burco (Somaliland.org) – Shirka Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE ee ka socda Hotelka Plaza ee magaalada Burco ayaa doortay musharraxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweynekuxigeenka. Shirka Golaha Dhexe waxa uu cod aqlabiyad ah ugu doortay murashaxa Madaxweynaha, Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Siilaanyo, iyada oo aanay cidi kula tartamin, halka Musharraxa Madaxweynekuxigeenka oo ay 4 musharrax u ordayeen uu cidlo ka qaatay ...

Read More »

Khudbado hoggaanka xisbiga KULMIYE u jeediyeen Shirka Golaha Dhexe ee ka socda City Plaza, Burco

Khudbado hoggaanka xisbiga KULMIYE u jeediyeen Shirka Golaha Dhexe ee ka socda City Plaza, Burco August 24th, 2008 Burco (Somaliland.org) – Kadib markii shirku doortay hoggaanka Golaha Dhexe waxa halkaa khudbado ka jeediyey xubno ka tirsan hoggaanka xisbiga KULMIYE, kuwaas oo ku aaddanaa shirka iyo hawlaha u yaalla iyo weliba guud ahaan arrimaha xisbiga u yaalla ee dalka. Gudoomiyaha xisbiga ...

Read More »

Shirweynihii Golaha Dhexe Oo Dib U Furmay Saaka

Burco, Somaliland- Shirweynihii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa saaka 0800 subaxnimo dib uga bilaabmay huteelka weyn ee Burco City Plaza kadib markii shalay loo hakiyay geeridii ku timid gudoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha wakiilada  Md Cabdilcasiis Maxamed Samale hooyadii EBBE naxariistii janada ha ka waraabiyee iyo arimo farsamo.  Waxaa shirweynaha ka soo qayb galay  tiro dhan 200 oo qof oo kala ...

Read More »

” INNA LILLAAH WAA INNA ILAYHI RAAJUCUUN ” Tacsi Ku Socota Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Golaha Wakiilada Mudane Cabdilcasiis Maxamed Samaale

Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo isaga oo ku hadlaya magaciisa magac xubnaha xisbiga ee dalka gudihiisa iyo xubnaha taageerayaasha ah ee dalka dibadiisa jooga, waxa uu halkan tacsi uga soo gudbinayaa mudane Cabdilcasiis Maxamed Samaale, geerida ku timid hooyadii EBBE naxariistiisa wanaagsan janadii Fardowsa ha ka waraabiyee. Waxaa uu gudoomiyuhu EBBE uga baryayaa in marxuumada janadii Fardowsa ALLE ...

Read More »