Demo Blog With Map

Who Is Dr. AbdulSalam Yasin?

April 25th, 2008 [Editorial] | Who Is Dr. AbdulSalam Yasin? One of cousins was once upset about the remarks made by someone on an upright citizen I know. My answer to him was: Mr. X does not need you to defend him. When you encounter negative people like that tell them that Mr. X made it in this world. He ...

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Iyo Gudoomiye Kuxigeenka 1aad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Tacsi U Diraya

” INNAA LILLAAH WA INN ILLAYHI RAAJUCUUN “ Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye md Axmed Maxamed Maxamud ( Siilaanyo ) wuxuu tacsi u dirayaa Maxamed xaji Jamac Maxamed oo ah ah odayaasha jaaliyada Abu Dhabi oo inankiisii ku geeriyooday magaalada London maalintii Salaasadii ee taarikhdu ahayd 22 kii April. Wuxuuna ILLAAHAY marxuumka uga baryayaa inuu janadii Fardowsa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadiina ...

Read More »

Lacag Dhawr Iyo Toban Milyan $ Ah Oo Deeq-Bixiyeyaashu Ugu Talo Galeen Diiwaangelinta Iyo Doorashooyinka Oo La Sheegay Inay Dhacayso Wixii Ka Dambeeya 2008

April 23rd, 2008 [News] | Beesha Caalamka Oo Riyaale Ka Sugaysa Inuu Laba Midkood Soo Galo Hargeysa, April 21, 2008 (Haatuf) – Miisaaniyaddii ay deeq-bixiyeyaashu ugu talo-galeen hawlaha diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha iyo doorashooyinka Somaliland ayaa la sheegay inay dhacayso wixii ka dambeeya sannadkan 2008. Lacagtan oo ay ilo xog-ogaal ahi ku qiyaaseen ilaa 16 milyan oo dollar waxa la sheegay in ...

Read More »

Maxkamada Sare Ma Mid Dalka Iyo Dadka U Dhaxaysaa Mise Waa Mid Rayaalaysan !

Editorial Nidaamka dawliga ah ee aynu leenahay waa sedex laamood oo isku miisaan leh hadii sida distoorku dhigayo loogu dhaqmo. Waxay sedexdaas Laamood kala yihiin Baarlamanka oo kala ah: Golaha wakiilada ee sida dimuqraadiga ah lagu soo doorto iyo odayasha guurtida ee magac qabiil ku fadhiya. Laanta garsoorka ama maxkamadaha Fulinta oo ah madaxweynaha iyo wasiiradiisa. Hadaba halkay sartu ka ...

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Togdheer ee ururka suxufiyiinta SOLJA, Kayse Axmed Digaale, ayaa caddeeyay in habayaraatee aannu jirin shirweyne u furmaya xubnaha

Burco (Togdheernews..- Guddoomiyaha Gobolka Togdheer ee ururka suxufiyiinta SOLJA, Kayse Axmed Digaale, ayaa caddeeyay in habayaraatee aannu jirin shirweyne u furmaya xubnaha suxufiyinta gobolka, isla markaana ay ka mid yihiin suxufiyiinta gobollada kale dalka. Guddoomiyaha oo hadalkiisan ku sheegay warsaxaaafadeed uu xalay ka soo saaray magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, ayaa waxa kale oo uu ugu baaqay isu-duwaha wasaaradda ...

Read More »

Ogaysiis Muhiim Ah, Laanta Xisbiga Kulmiye Ee Norway

Ogeysiis muhiim ah.Xisbi Qaranka Kulmiye in Laanta Kulmiye ee Norway April 21st, 2008 [Annoucements] | Ogeysiis muhiim ah. Waxa la ogeysiinayaa xubnaha iyo taageereyaasha Xisbi Qaranka Kulmiye in Laanta Kulmiye ee Norway qabanayso shirweyne, maalinta khamiista ah ee bisha May kowda tahay- 01.05.08, saacadda afarta galabnimo (kl 16:00). Shirku wuxuu ka dhacayaa Anker Hotel, Storgata 55, Oslo. Waxa shirka lagu ...

Read More »

13 mudane oo ka tirsan Golaha Guurtida oo Shirguddoonka u gudbiyey Mooshin ay Golaha u soo jeedinayaan in dib loo saxo Go’aankii Mudda-kordhinta Madaxweynaha

13 mudane oo ka tirsan Golaha Guurtida oo Shirguddoonka u gudbiyey Mooshin ay Golaha u soo jeedinayaan in dib loo saxo Go’aankii Mudda-kordhinta Madaxweynaha April 22nd, 2008 [News] | Hargeysa (Somaliland.org) – 13 Mudane oo ka tirsan Golaha Guurtida ayaa maanta shirguddoonka golahaas u gudbiyey Mooshin ay Golaha ugu soo jeedinayaan inuu dib u sixid ku sameeyo go’aankii muranku ka ...

Read More »

Cumar Jaamac, Wakiilkii UDUB Uga Metalayay Arimaha Doorashooyinka Oo Xubinimadiisii Guddiga diiwaangelintana Lagu Bedelay Nin Reer Awdal Ah

Cumar Jaamac, Wakiilkii UDUB Uga Metalayay Arimaha Doorashooyinka Oo Xubinimadiisii Guddiga diiwaangelintana Lagu Bedelay Nin Reer Awdal Ah April 22nd, 2008 [News] | Hargeysa(Geeska)- Xisbiga tallada haya ee UDUB ayaa bedelay xubintii xisbigooda uga wakiilka ahayd arrimaha koomishanka doorashooyinka, gaar ahaan guddiga diiwaangelinta Md. Cumar Jaamac Faarax, ka dib markii sida la sheegay uu Madaxweyne Rayaale shaki ka galay kalsoonidii ...

Read More »