Demo Blog With Map

Conference Call Hosted by Somaliland American Council

Conference Call Hosted by Somaliland American Council April 22nd, 2008 [Annoucements • Editorial • xw] | Somaliland American Council You are cordially invited to participate in a conference call hosted by Somaliland American Council. The Keynote speaker is the leader and the chairman of Kulmiye Party, Mr. Ahmed Mohamed Silanyo. The date and time of this conference call is: Sunday, ...

Read More »

Diyaargarowga Qorshe Dagaal Oo Ay Wado Xukuumaddu Oo Heerki Ugu Danbaysay Maraya, Dhaqdhaqaaqa Ciidamadda Qaran Iyo Diyaargarowga Mucaaridka

Diyaargarowga Qorshe Dagaal Oo Ay Wado Xukuumaddu Oo Heerki Ugu Danbaysay Maraya, Dhaqdhaqaaqa Ciidamadda Qaran Iyo Diyaargarowga Mucaaridka April 22nd, 2008 [News] | London (Somaliland.Org) Xukuumadda wakhtigeedi gabaabsiga yahay ee Md Rayaale ayaa ku gudo jirto diyaarinta qorshayaal iyo barnaamijyo milatari oo laga fulinayo sadex gobo loo ka mid ah lixda gobo lee Somaliland, kuwas oo kala ah goboladda Maroodi ...

Read More »

Waxaa Ceeb Ah Afmiinshaarada Rayaale Ee Qarannews Inay Geesiyaashi Dalkan U Soo Halgamay Aflagaadeeyaan

Waxaad hoos ka akhrisataan jawaabtii uu muj Cabdisalan Yasin u soo qoray Qaar loo adeegsado cayda geesiyaashii dalkan xoreeyay. Waxaa isku urursaday Rayaale iyo kuwii taliskii Afweyne basaasiinta u ahaa. Weedh Gaaban: Weriye Wax Hubso April 22nd, 2008 [Editorial] | Waa Ilaahay mahadiiye dad Muslin ah ayaynu nahay. Waa nicmo Ilaahay loogu mahad naqaa. Haddaynu dad Muslin nahayna distoorkeena qeexahay ...

Read More »

“Muddo Xil Kordhin aan Distoori ahayn lama Aqbalikaro, Diwaangelintuna waa in ay Doorashooyinka Habeysaa ee aanay Halleynin” Warsaxaafadeed Ururka Somaliland Forum

April 22nd, 2008 [News] | SOMALILAND FORUM Summad SFLCC/04/08 Taarrikh: 19/04.08 Warsaxaafadeed Ururka Somaliland Forum waxa uu si aada uga xun yahay in mar kale doorashooyinkii Somaliland dib-u-dhac ku yimaado, oo muddo kordhin aan Distoorka waafaqsanayn oo baalmarsan soojeedintii Kommishanka Doorashooyinka ay Guurtidu go’aamiso. Anagoo wada ogsoon sababta aanay doorashooyinku xiligii loogu talo galay u dhacayn, haddana waxaanu aaminsanahay inaan ...

Read More »

Golaha Wakiilada Somaliland Ayay Ka Wakiil Yihiin Oo Hee Dheh Yay se U Wakiil Yihiin?

Editorial Golaeha wakiilada Somaliland waxaa si toos ah u soo doortay shacabweynaha  lixda gobol ee dalka  Soamaliland ka koobanyahay. Waa golaha kaliya ee baarlaman ee ku fadhiya sharciyad buuxda. Golaha wakiilada waxaa hadaba awoodoodii gole ahaaneed curyaamiyay xukuumada Dahir Rayaale oo runtii kula dhex jirta hagardaamooyin fara badan iyo sharciyadii golaha ka soo baxayay oo aan xukuumadu ka hoos qaadayn. ...

Read More »

Dahir Rayaale Oo Qoraal Hanjabaad Ah U Diray Komishanka Doorashooyinka Qaranka Kuna Amraya In Ay Is Waafajiyaan Korodhsiimadii aan Distoorka Ku Fadhiyin Iyo Heshiiskii Xisbiyada

Hargeysa (Ogaal)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa la sheegay inuu qoraal isugu jira canaan iyo hanjabaad u gudbiyay Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka, isla markaana uu kaga dalbaday inay isa soo waafajiyaan go’aanka Golaha Guurtida ee muddo kordhinta iyo waqtiga qabsoomida doorashooyinka. Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay dhinacyada arrintani khusayso, hase ahaatee warar aanu ka ...

Read More »

Guddoomiye-ku-xigeenka 2Aad Oo Ka Dalbaday W.A. Gudaha Caddaynta Qaraxyadii Uu Ku Eedeeyey Xisbiga Kulmiye

Mudane Cabdiraxman Cabdulqadir, gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Xisbiga April 21st, 2008 [News] | Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyekuxigeenka 2aad ee Xisbiga KULMIYE, Cabdiraxmaan Cabdilqaaddir ayaa sheegay inay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ka doonayaan inuu soo caddeeyo eedaymaha uu dhowaan u jeediyey Xisbiga KULMIYE ee ahaa inuu xisbiga KULMIYE ka dambeeyey qaraxii dhowaan ka dhacay xarunta Golaha Guurtida. Guddoomiyekuxigeenka, mudane Cabdiraxmaan ...

Read More »

Qaylo dhaanta Abaaraha iyo Biyo la’aanta sii kordhaya iyo Geerida Aabe iyo Inantiisii

Qaylo dhaanta Abaaraha iyo Biyo la’aanta sii kordhaya iyo Geerida Aabe iyo Inantiisii “Gabadha yari way soo baxsatay, haraad ayaana dilay, Aabeheed oo soo qaadayna meel dhexe ayuu ku dhacay.”Gudoomiyaha Degmada Duruqsi Hargeysa (Ogaal)- Laba ruux oo is-dhalay, ayaa la sheegay inay harraad ugu dhinteen Degmeda Durukhsi, oo ka tirsan Gobolka Togdheer, isla markaana ka mid ah degaamada sida ba’an ...

Read More »