Demo Blog With Map

Reer Burco oo tunka ku qaatay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi

Burco-(Berberanews)- Guddoomiyaha Xisbul-xaakimka KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo ku gudo-jira xog-ogaal u noqoshada iyo isu diyaarinta doorashooyinka goleyaasha deegaanka soo socda oo safar ku maraya qaar ka mid ah gobollada bariga Somaliland, ayaa maanta soo dhawayn layaab leh kala kulmay dadweynaha reer Burco oo tunka ku qaaday Guddoomiyaha Xisbiga, ka hor intii aanu gaadhin magaalada ...

Read More »