Demo Blog With Map

Dallada Dhallinyaradda S/land oo Hambalyo u Diray Madaxweynaha Cusub iyo ku-Xigeenkiisa

Anigoo ku hadlaaya magaca Dalada ururada dhalinyarada Somaliland SONYO, Yahye Mohamoud Ahmed waxaan jeclaaday in aan muujiyo dareenka dhalinyarada ee ku aadan hanaankii Doorashada madaxweynah iyo madaxweyne kuxigeeenku uga dhacday guud ahaan Somaliland taariikhdu markay ahayd 26 june 2010 . waxa kale oon jeclahay in aan wax ka tilmaamo kaalintii ururada bulshadu ka gaarahaan dhalinyarada Somaliland ay ka qaateen doorashada. ...

Read More »

Dallada Negaad oo hambalyo u dirtay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Gaboodka ururka Haweenka ee Nagaad ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxweynaha Cusub ee la doortay, ka xilka ka sii degaya, shacabka Somaliland, Ciidamada Qaranka, Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Ardayda Jaamacadaha oo kaalin wayn ka qaatay habsami u socodka hawlaha Doorashada, sidii haboonayd ee ay

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Guddi u Saaray Tallo-bixinta Dawladad Cusub

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)- “Madaxwayanaha Cusub ee lagu doortay doorashadii dalka ka dhacday 26 june ee sanadkan Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray manta ku sheegay inuu magacaabay gudi heer qaran ah oo ka tala bixisa dhismaha dawlad tayo leh oo looga fadhiyo dhismaheeda xisbiga ku guulaystay doorashadii dalka ka qabsoontay ee Kulmiye.

Read More »

Madaxweynihii hore ee Somaliland oo Aqbalay Natiijada Komishanka Doorashooyina.

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha xilka wareejinaya ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa aqbalay natiijada ku-meel-gaadhka ah ee Komishanka Doorashooyinku xallay kaga dhawaaqeen magaalada Hargeysa, taasoo uu ku guulaystay Kursiga Madaxtinimmo Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici oo ka sharaxnaa xisbiga KULMIYE.

Read More »

Goob-joogayaasha Caalamiga ah oo Hambalyeeyey Guusha Xisbiga KULMIYE

Hargeysa (KULMIYE.ORG)-Goob-joogayaasha Caalamiga ah ee kormeerayey doorashadii madaxtooyada ee 26 June 2010 ka dhacday Somaliland, ayaa soo dhaweeyey natiijada hordhaca ah ee Komishanku ka soo saaray doorashadii madaxtooyada, iyaga oo hambalyo kal iyo lab ah u diray madaxweynaha cusub ee la doortay Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo murrashaxiintii la tartamayey ee Daahir Rayaale Kaahin iyo Faysal Cali-waraabe.

Read More »