Demo Blog With Map

Sign The Hargeisa Hospital Petition Please..

The Hargeisa Regional Health Board has been rehabilitating and rebuilding Hargeisa Group Hospital -the biggest referral hospital in Somaliland from 1991-up to now on a volunteer basis. The president disbanded and reprimanded them without consulting the community who selected them, or not even saying thank you.

Read More »

Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga KULMIYE oo soo dhaweeyay Baaq ay soo saareen Qurba-joogga Saaxil

Hargeysa (Kulmiye.Org)- Masuulliyiin ka Tirsan Xisbiga KULMIYE oo soo Dhaweeyey Baaq ay soo Saareen Qurbo-jooga Reer Saaxil ee Birmingham. Xildhibaan  Siciid Cilmi Rooble iyo masuulliyiin ka tirsan xisbiga KULMIYE ee ka soo jeeda gobolka Saaxil, ayaa soo dhaweeyey Shir ay isugu yimaadeen xubno ka soo jeeda Saaxil oo dhawaan ku qabsoomay Dalka Ingiriiska, gaar ahaan magaallada Birmingham, kaasoo ujeedadiisu ahayd ...

Read More »

Daljire: Wareegto, By A.Geeljire

Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ee duunkoodu ...

Read More »

Odayaal fikirkooda Siyaasadeed loogu xidh-xidhay Deegaanka Xariirad

Borama (Kulmiye.Org)- Qaar ka mid ah Odayaasha Deegaanka Xariirad ee Gobolka Awdal, ayaa shalay Xabsiga loo taxaabay, ka dib markii sida la sheegay ay ku biireen Xisbiga KULMIYE. Inkasta oo aanu la xidhiidhnay masuuliyiinta gobolka Awdal, si aanu arrintan wax uga waydiino, haddana sida uu xalay baahiyay Telefishanka HCTV, Odayaashan ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii sida la sheegay ...

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Booqday Cisbitaalka Guud ee Hargaysa

Hargaysa(Ramaas) Mar.28, 2010 – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta booqday bukaanka ku jira cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargasya, waxaanu soo maray dhamaan waadhadhka cisbitaalkaasi ka kooban yahay. Guddoomiyaha oo ay weheliyeen xubno ka tirsan guddida fulinta ee xisbiga KULMIYE waxa uu ILLAAHAY uga baryay dadkaasi bukaanka ah in uu caafimaad degdeg ah ...

Read More »