KULMIYE
  Doorashooyinka Degaamada Somaliland - 15 December 2002
    Gobolada iyo tirada codadka
    Xisbiyada iyo codadka guud
    Degmooyinka iyo tirada codadka
    Saaxil, Togdheer iyo Awdal
    Codadka, taageerayaasha xisbiyada hadhay
Codadka lixda xisbi ee Somaliland ku kala guulaysteen: UDUB (179,449), KULMIYE (83,158), UCID (49,450), SAHAN (47,942), HORMOOD (40,538), ASAD (39,596). Isugeyn: 440,133.