KULMIYE
  Doorashooyinka Degaamada Somaliland - 15 December 2002
    Gobolada iyo tirada codadka
    Xisbiyada iyo codadka guud
    Degmooyinka iyo tirada codadka
    Saaxil, Togdheer iyo Awdal
    Codadka, taageerayaasha xisbiyada hadhay
Saddexda gobol ee Awdal, Togdheer iyo Saaxil marka laysu geeyo, degmada Sheekh ee Saaxil ayaa ugu codad yarayd halka degmada Boorama ee Awdal ugu codad badnayd.