home about us news archive party policies get involved contact us
 
   
 
Curriculum Vitae - Ahmed Silanyo

AHMED MOHAMED MOHAMOUD
SILANYO

— taariikh nolo leed
— curriculum vitae

 

ABDIRAHMAN
AW-ALI
FARAH

Musharaxa Xisbiga Ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland

Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax
 
Click for Photo Gallery
   
   
HALKAN KALA SOO XIDHIIDH AFHAYEENKA XISBIGA
   
Click for Local Elections Analysis
   
SOMALILAND LAWS
   
SOMALILAND LAWS
SOMALILAND CONSTITUTION
AXDI QARAMEEDKA SOMALILAND
 
 

KU SOO BIIR

Xisbigan KULMIYE waxaa laf dhabarta u ah waa taageerada joogtada ah ee uu kahelayo mujtamaca reer Somaliland ee iyagu ku sugan dalka gudihiisa ama dibadiisa. Hadaba hadii aad nala wadaagtid fikradaha iyagu saldhiga u ah jiritaanka Xisbigan  KULMIYE oo kala ah NABAD, MIDNIMO IYO HORUMAR. Sadexdan halkudheg ayaa iyagu ah kuwa si qeexan uga turjumaya falsafada ururkani ku dhisan yahay.

Ka qayb qaadashada hawlaha ururkan KULMIYE waa mid xubin kastaa ku  tabaruci karo hadba wixii karaankiisu yahay. Haddii ay noqoto taageero aad u fidiso xisbiga iyo ujeeddooyinka uu u taagan yahay,  iyo haddii aad ku soo kordhinayso mid dhaqaale.

Waxaa kale oo xubnaha members ku  nagu taageeri karaan:

  1. Ka qayb galka u olalaynta hawlaha xisbiga KULMIYE, iyo ka caawinta sidii ururkani ugu guulaysan lahaa doorasha inagu soo socota.
  2. Ka qayb galka xafladaha iyo shirarka uu xisbiga KULMIYE qabanayo, ee loogu diyaar garoobayo olalaha doorashada Somaliland.
  3. Ka qayb qaadashada doodaha lagaga hadlayo xisbiga KULMIYE  iyo manfestadiisa.

Hadaba hadii aad nala wadaagto fikaradahan aan kor ku xusnay, isla markaana aad rabto inaad taageeradaada u fidiso xisbigana aad ka mid noqoto, riix halkan.

GET INVOLVED

KULMIYE party is nothing without its members. If you share our values, join us NOW. You can get involved as much or as little as you want. You may wish to join just to give us moral support, or to help financially. You can also support us by:

  • Taking part in social events and fundraising activities to help support the national campaign
  • Getting involved in campaigning work to help KULMIYE win the national elections.

To start your contribution to the party please join us...

 


 

 

 
KULMIYE Party Of Somaliland Republic
webmaster @ kulmiye . com