home about us news archive party policies get involved contact us
 
   
 
FAR WAAWAYN KU AKHRISO
 7 April, 2008, kala Soco Wararka xisbiga www.kulmiye.org
 www.kulmiye.org
www.KULMIYE.org. kala Soco wixii warar ah shabakada cusub ee KULMIYE.org ...
 29 March, 2008, Hargeisa , Somaliland
 Kulmiye.org
Fadlan Wararka Iyo Sawirada Shirwenaha 2aad Ee Xisbiga Kala Soco Website Keena Cusub Ee WWW.KULMIYE.Org. Wararka iyo sawirada shirweynaha 2aad ee xisbiga KULMIYE waxaad u ...
 28 March, 2008, www.kulmiye.org
 Awadalnews network
Rayale’s Republic of Clanistan (Awdalnews Editor’s View) Awdalnews Editor’s View March 27, 2008 - 14:37 Rayale’s Republic of Clanistan ...
 26 March, 2008, London, UK
 Md Axmed Xaji Yusuf Ducaaleh,
Wednesday, 26 March 2008 Ahmed Haji Yuusuf DualehAhmed Haji Yussuf Dualeh, London, UK XASAANAD IYO MAAMUUS MADAXWEYNE JIRI MAYSO WIXII KADBEEYA 15 APRIL 2008 ...
 26 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Published by kulmiye.org
Haweenay Uur Leh Oo Biyo La’aan Ugu Dhimatay Deegaan Ku Yaala Gobolka Hargeysa Iyo Kulan M/weyne Ku Xigeenku La Yeeshay Hay’adaha Samo-falka ...
 26 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Published by mykulmiye | Filed under Kulmiye.org
“Ergooyinkii Shirka Intoodii Badnayd Way Soo Gaadhay Hargeysa..,Ummadduna Way Ku Hungowday Hogaankan Loo Igmaday Talada Dalka”..Wareysi..Gudoomiyaha Gudiga Qabanqaabada ...
 26 March, 2008, Toronto, Canada
 Opinion
Madaxweynow Dalka Iyo Dadkuba Gurmad Abaareed Bay kaa Sugayeen Ee Ka Daa Siyaasada ! Opinion Madaxweyne Dahir Rayaale ayaa bisha 23 keedii ku dhawaaqay 6 gobol iyo 14 degmo ...
 26 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Kala soco Wararka @ www.kulmiye.org
DATE: 26.03.2008 Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo, isaga oo ku hadlaaya magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo Taageerayaashaba, waxaa uu tacsi u dirayaa ...
 25 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 kulmiye.org
Togdheernews.com Hargaysa..25March)- Shirweynihii labaad ee xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE, ayaa la filayaa inuu Sabtida toddobaadka soo socda si rasmi ah uga furmo magaalada ...
 25 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Kulmiye.org
Waxaa la yaab iyo amakaag ah in xilligan abaaraha, Omoska iyo ooddda-leelka lagu jiro ee baahida adag iyo Gaadhi-gaadhi saarka lagu jiro, xukuumaddu ummadda sooryo uga dhigto, ...
 25 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Kulmiye.org
Hargeysa(KULMIYE.org) Madaxweynaha Daahir Riyaale Kaahin ayaa dhawaan ku dhawaaqay 6 gobol iyo16 degmo oo cusub oo marka tiradii hore ee gobalada iyo degmooyinka dalka ka jiri ...
 25 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Kulmiye.org
Fadeexadaha Xukuumada Rayaale Ee Danyarta Loogu Cagajuglaynayo Kulmiyaa Ka Tirsantihiin Published by KULMIYE.org Elections, press Hargeisa (Somaliland Future) 24.03. ...
 20 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 www.kulmiye.org
Xildhibaan Guurtida ah oo ku baaqay in Labada Gole Baarlamaan Kulan ka yeeshaan arrinta ururka QARAN E- Khamiis march 20,2008 ...
 20 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 www.kulmiye.org
Aas Qaran Iyo Baroordiiq Kulmisay Saraakiishii Iyo Siyaasiyiintii SNM: Taariikh Nolaleedkii Marxuum Jamac Cali Cilmi Published by KULMIYE Party March 20th, 2008 [News] | ...
 19 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Jamhuuriyaonline
March 20th, 2008 Rayaale oo ishortaagay Go’aan Lagu Xalliyey Khilaaf ka Dhashay Magacaabistii Komishanka Gobollada Galbeedka Published by KULMIYE | Filed under press ...
 19 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 www.kulmiye.org
Gudoomiyihii Komishanka Oo Is Casilay, Sababtu Se Maxay Tahay? Published by KULMIYE.org | Filed under press March 20th, 2008 [News] | ...
 19 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Published by kulmiye .org
Golaha Guurtida Oo Shirar Qarsoodi Ah Ku Soo Wada In Ay Daahir Rayaale Siiyaan Mudo Kordhin Published by KULMIYE | Filed under KULMIYE_party Editorial ...
 19 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Kala soco Wararka @ www.kulmiye.org
Waxaad wararkii xisbiga KULMIYE oo sawiro wata ka helaysaa shabakada cusub ee xisbiga www.KULMIYE.org fadlan booqo oo kala soco wararka @ www.KULMIYE.org ...
 19 March, 2008, Hargeisa, Somaliland
 www.kulmiye.org
DATE: 19/03/2008 OGAYSIIS Waxa la ogaysiinayaa dhamaan ergooyinka u diwaan-gashan Shirweynaha 2aad ee Xisbiga KULMIYE ee ay tahay inay ka soo qayb galaan shirweynaha ...
 18 March, 2008, Ottawa, Canada
 Cabdillahi Geeljire
DALJIRE: Halmaan Hadal Kuma Jiro By A. Geeljire Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. ...
 18 March, 2008, Somaliland, Hargeysa
 Kulmiye.org
“INNA LILLAAH WAA INNA ILAYHI RAAJUCUUN” Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Ahmed Mohamed Maxamud Siilaanyo, isaga oo ku hadlaaya magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo ...
 17 March, 2008, Ottawa, Canada
 Kulmiye.org
Tacsi Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Marxuum Cabdi Gurey Go’a Published by myKULMIYE | Filed under KULMIYE_party ” INNA LILLAAH WAA INNA ILAYHI RAAJUCUUN” ...
 17 March, 2008, Cardiff, UK
 Ahmed Arwo
DAWLAD MASUUL AH OO DADKA MATASHA Q8 By Ahmed Arwo Salaan iyo nabadi korkiina ha ahaato. Assalaamu calaykum wa raxmatullaah wa barakaatu. ...
 16 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 www.kulmiye.org
Shirweynaha xisbiga KULMIYE oo bilaabmaya bishan March 29 socon doona illa bisha 31 keeda, waxaanu si joogto ah idiinku soo bandhigi doona wararka maalinkasta iyo saacad kastaba. ...
 16 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 www.kulmiye.org
KULMIYE Conference Being Held in March Published by www. KULMIYE. org The KULMIYE party’s second conference will be held on March 29th, 2008 through March 31st, 2008. ...
 15 March, 2008, Washington
 Jamhuuriyaonline
Dawladda Maraykanka oo Markii u Horreysay Caalamka ugu Baaqday in la Taageero Qaddiyadda Aqoonsiga Somaliland. Published by KULMIYE.org | Filed under press ...
 15 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 www.kulmiye.org
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Ahmed Mohamed Maxamud Siilaanyo Oo Tacsiyadeenaya Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuun C/xakiin Sheekh Maxamed G ...
 15 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Somaliland.org
Marka Saaxadda Dimuqraadiyaddeed noqotay muran iyo isqabqabsi, Ta Dikteytarkuna maxay noqonaysaa? Faallo By: Cabdirisaaq M. Dubbad March 14th, 2008 [Editorial] | ...
 14 March, 2008, London ,Uk
 Warfaafinta Kulmiye
Magaaladda Milton Keynes Oo Laga Furay Xafiiski Ugu Horeyey Ee KULMIYE Laguna Doortay Guddidii milton5.JPGWaxaa maalintii isniintii ka dhacay magaalada Milton Keynes UK Shir ...
 14 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Somaliland.org
Hargeysa oo mar kale lagu waaberiistey Waraabe Maydkiisa la dhigay Xaafad dhexdeed March 14th, 2008 [News] | Hargeysa (Somaliland.org) - Xaafado ka mid ah magaalada ...
 13 March, 2008, Hargeysa,Somaliland
 Wariyaha Kulmiye
Dood Kulmisay Xukuumada Iyo Xisbigeeda Udub Mucaadradka,Komishanka Doorashooyinka Hada Jooga Iyo Qaar Ka Tirsanaa Kuwii hore iyo Abwaano Ay Soo Qabanqaabiyeen Urur Dhalinyaro ...
 13 March, 2008, Hargeysa,Somaliland
 Somaliland.org
Xildhibaan Cabdiwaaxid oo lagu soo xidhay Xarunta C.I.D-da March 12th, 2008 [News] | Hargeysa (Somaliland.org) - Cabdiwaaxid Cabdilqaddir Cabdiraxmaan oo ka tirsanaa ...
 12 March, 2008, Hargeysa,Somaliland
 Jamhuuriya Online
Xubin ka Tirsan Komishanka oo Boolisku ka Horjoogsaday Xarunta Doorashooyinka Hargeysa (Jam)- Axmed Maxamed Xaaji oo ka mid ah toddobada xubnood ee Guddiga Komishanka ...
 12 March, 2008, Hargeysa,Somaliland
 Axmed Aaden Cali ( Goodir) , Xubin Ahaa Komishankii Hore ee Doorashoyinka
Doorasho Xor Iyo Xalaal Ah Waxaa La Helaa , Marka La Fuliyo Shuruudahan Saldhigga U Ah. By: Axmed Aadan Cali (Goodir), xubin Komishankii hore ee doorashooyinka ...
 12 March, 2008, Hargeysa,Somaliland
 Somaliland.org
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo si kulul u cambaareeyey Xadhigga xubin ka mid ahaa Golihii hore ee Wakiillada oo Sirdoonka Qaranku xidhay ...
 11 March, 2008, Hargeysa,Somaliland
 Jamhuuriya Online
Inta Goori-goor Tahay Komishanku ha ka Saxeexaan Madaxweynaha in Doorashadu Waqtigeeda ku Dhacdo’ Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Md. ...
 11 March, 2008, Hargeysa,Somaliland
 Somalilandfuture
News MIISAANIYADII SANADKAN CID HADAL HAYSA IYO CID NOO TIMID MA JIRTO”. Maxamed X. M. Cumar-Xashi Hargeisa (Somaliland Future) 10.03. ...
 11 March, 2008, Ottawa, Canada
 Waa Taxanihii Xiisaha Badnaa Ee Cabdilahi Geeljire
Idan Eebaheen Ayaan Aan Fogayn..Aamiin By Cabdilaahi Geeljire March 11th, 2008 [Other] | DALJIRE (Idan Eebaheen Ayaan Aan Fogayn…………..Aamiin) By A. Geeljire ...
 10 March, 2008, Hargeysa,Somaliland
 Somaliland.org
Labada Xisbi ee UCID iyo KULMIYE oo mawqif Midaysan ku diidey Guddiyada Komishanku u dhisay Gobolada Awdal, Hargeysa iyo Saaxil March 10th, 2008 [News] | ...
 10 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Xildhibaan Cabdiraxman Yusuf Cartan
Durkinta Musdanbeedka Dimuqraadiyadda March 9th, 2008 [Other] | Xildhibaan Cabdiraxman Yusuf Cartan Maxay tahay sababa mucaaridka looga adkaadaa? ...
 10 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Xarunta Guud
Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee KULMIYE iyo Ucid, ayaa Shir-jaraa’id oo ay ku qabteen Xarunta Xisbiga KULMIYE, waxa ay shaaca kaga qaadeen mawqifkooda ku aadan Mas’uuliyiinta ...
 8 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Xarunta Guud
HAMBALYO; MAALINTA HAWEEM WEYNAHA ADUUNKA 8 March Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo, isaga oo ku hadlaaya magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo ...
 8 March, 2008, Hargeysa
 Xarunta Guud
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo, isaga oo ku hadlaaya magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo Taageerayaashaba, waxaa uu tacsi u dirayaa Qoyskii iyo Qaraabadii ...
 7 March, 2008, Hargeysa,Somaliland
 Hadhwanaag
Fekeredihii Ergayga Xoghaya Guud ee Qaramada Midobay Mudane Axmed Walid Cabdalla u soo jeediyey Axsaabta Siyaasiga ah ee Somaliland? hadhwanaag 2008-03-07 (Hadhwanaagnews) ...
 7 March, 2008, Hargeysa
 Xarunta guud
Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Mudane Axmed Siilaanyo Oo Ka Qayb Galay Salaad Roob Doon Ahayd Oo Lagu Qabtay garoonka Kubada Cagta Hargeysa (xarunta guud) - Isu soo bax ...
 4 March, 2008, Hargeysa,Somaliland
 Kulmiye info
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN. Annaga oo ka mid ah Jaaliyaadda reer Somaliland ee ku dhaqan Abu Dhabi (UAE) magac yada yaduna ay hoos ku qoranyihiin waxa aan Tacsi war ...
 4 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Xarunta Guud Ee Xisbiga
"INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCIIN" Tacsi Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE U Diray Cabdi Ciise xaji Xasan Waxaa hadeer naga soo gaadhay Xarunta Dhexe ee Xisbiga KULMIYE, ...
 4 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Laamaha Xisbiga
"INNA LILLAAH WAA INNA ILAYHI RAAJUCUUN" Dhamaan xubnaha laamaha xisbiga KULMIYE ayaa tacsi halkan u soo mariyay Cabdi Ciise xaji Xasan geerida ku timid xaaskiisi Nimco Abokor ...
 4 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Haatuf News
“Baarlamaanka Iyo Wasiirka Barwaaqo-Sooranka UK Waxay Noo Soo Jeediyeen In Wax Laga Qabto Sharciyadda Ururka QARAN iyo Xuquuqal-Insaanka” Mudane Cumar Sanweyne, guddida Arrimaha ...
 4 March, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Geeska
Labada Wakiil Ee Somaliland U Kala Fadhiya Kenya Oo Wakiilka Kenya Leeyahay Waan Qabilay Mrs Condolezza Rice Ka Kalena Leeyahay Maad Qaabilin Manaad Arag Ee Ka Daa, War Jiraa ...
 4 March, 2008, Hargeysa,Somaliland
 Somaliland.org
OPINION Komishanka Halaga Daayo Faro-Gelinta, Iyana Ha Gartaan Waajibaadkooda: By Axmed Aadan Cali (Goodir), xubin Komishankii Hore March 3rd, 2008 [Opinion] | ...
 1 March, 2008, Gabiley, Somaliland
 Somalilandcenter
Marwo Khadra Xaaji Gaydh Gudoomiye k/xigeenka degmada Gabiley oo si adag u weerartay xukuumadda madaxweyne Rayaale iyo xisbiga UDUB Dhinaca kale Xildhibaan Maxamed Muxumed Nuur ...
 29 February, 2008, Boorama
 Togdheer
Boorama (TogdheerNews.27feb.)- Waxa ka dhacday Sabtidii toddobaadkan cusbitaalka guud ee Boorama dhacdo fadeexad ah oo kashiftay maamul-xumada iyo adeeg la’aan la hadal hayay inay ...
 29 February, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Kulmiye
Gudoomiya xisbiga KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa u diraya mudane Ducaale Maxamed Xirsi oo ah odayaasha reer Somaliland ee magaalada Toronto geerida naxdinta ...
 28 February, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Somaliland.org
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo cambaareeyey go’aanka Madaxweyne Riyaale ku gaadhey in aanu saxaafadda uga warramin socdaaladiisa iyo Jawaabo ay ka bixiyeen Wasiirro ...
 26 February, 2008, Burco, Somaliland
 Somaliland.org
Guddoomiye ku xigeenka Komishanka Doorashooyinka oo beeniyey inuu walaac ka muujiyey sida diiwaangelintu ka qabsoomayso Gobolka Togdheer February 25th, 2008 [News] | ...
 26 February, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Warfaafinta Xisbiga
Tacsi Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE u diray shacbiga reer Sool February 26th, 2008 [News] | Hargeysa - Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ...
 21 February, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Kulmiye info
Shirweynaha 2aad ee xisbiga ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay maalintii shalay ee bisha Feb ahayd 20. Xisbiga KULMIYE waxaa ku soo biiray taageerayaal aad u badan oo miisaan culus ...
 21 February, 2008, Hargeysa, Somaliland
 Somaliland.org
Shirweynaha 2aad ee Xisbiga KULMIYE oo la muddeeyey iyo guddida Fulinta oo ansixisay February 21st, 2008 [News] | Hargeysa (Somaliland. ...
 21 February, 2008, Hargeisa, Somaliland
 Xarunta Guud Ee Xisbiga
Hargeysa - xarunta guud ee xisbiga, Guddida qaban qaabada Shirweynaha labaad ee xisbiga KULMIYE ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqday wakhtiga uu qabsoomayo shirweynihii ...
 22 July, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Somaliland.org
Xisbiga KULMIYE Oo Cambaareeyey Xayiraadda Iyo Hanjabaadda Xukuumaddu U Jeedisey Ururka Qaran Iyo Dhaqdhaqaaqyada Sii Kordhaya Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 21 July, ...
 22 July, 2007, Cardiff, UK
 Axmed Arwo
Maamul Xumada Somaliland Maxkamadaha Ka Kow Ah (Dhammaad) Axmed Carwo — Cardiff, UK — 22 July, 2007 [Ahmed Arwo] Ahmed Arwo Waxa aan seddex maqaal oo hore isku dayey inaan ...
 22 July, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Jamhuuriya Online
Kulan Wadatashi oo Dhexmaray KULMIYE iyo QARAN Hargeysa (Jama)- Kulan wadatashi ah oo ay shalay u ballansanaayeen xisbiyada mucaaradka [KULMIYE iyo UCID] iyo urur-siyaasadeedka ...
 13 July, 2007, Hargeisa, Somaliland
 SomalilandFuture
'Haddii Doorashada La Qaban Waayo Waxa Yaalla Xeerkii Annaga Komishanka Lagu Dhaqay Ee Ahaa Albaabada Ka Xidha,' C/laahi Jawaan Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 12 July, ...
 13 July, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Somaliland.org
Siyaasiyiin Miisaan leh oo ku biiray Xisbiga KULMIYE oo lagu qaabiley xaflad ballaadhan Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 12 July, 2007 ...
 11 July, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Jamhuuriya Online
Shirguddoonka Wakiillada oo ku Dhawaaqay in aan Goluhu sii Wadi Karin Hawlihii loo soo Doortay Hargeysa (Jam)- Shirguddoonka Golaha wakiilada, ayaa markii u horreysay ku ...
 10 July, 2007, Burco, Somaliland
 Ogaal
WaraysiGii Maxamed Kaahin Afhayeenka xisbiga KULMIYE on Tue, 10/07/2007 - 00:47. “Anigu dadka damaca leh ee xisbiga KULMIYE ka mid-baan ahay, laakiin..” Maxamed Kaahin ...
 26 June, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Kulmiye info
Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Oo u Hambaliyaynaya Dhamaan Shacab Reer Somaliland Munaasabada 26 ka Juune ...
 19 June, 2007, Burco, Somaliland
 Jamhuuriya Online
Wareysi Khaasa oo Jamhuuriya la yeelatay Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Siilaanyo Burco (Jam)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE, Md. ...
 15 June, 2007, Burco, Somaliland
 Somaliland.org
Muj. Maxamed Kaahin oo dalka ku soo laabtay Somaliland.Org — Burao, Somaliland — 14 June, 2007 Burco (Somaliland.org) – Muj. Maxamed Kaahin Axmed, oo ka mid ah Guddida Fulinta ...
 14 June, 2007, Burco, Somaliland
 Golisnews
Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo La Shiray Garabyada Haweenka Xisbiyada Qaranka, ee Ka Dhisan Gobalka Togdheer Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo La Shiray Garabyada Haweenka ...
 10 June, 2007, Burco, Somaliland
 Hadhwanaagnews
Burco(HWN )- Akhristayaal , waxaanu baahinay qaybtii hore ee waraysi uu weriyaha Hadhwanaag ee gobolada Bari Mr. Cabdisalaan Ilkacase la yeeshay hoggaamiyaha KULMIYE Md. ...
 7 June, 2007, Burco, Somaliland
 Hadhwanaagnews
Qaybtii hore ee waraysigu wuxuu u dhacay sidatan; (Axmed Maxamed Siilanyo hogaamiyaha xisbiga KULMIYE) hadhwanaag 2007-06-07 (Hadhwanaagnews) Burco(HWN) Gudoomiyaha ...
 7 June, 2007, Burco, Somaliland
 Somaliland.org
Guddoomiyaha KULMIYE Oo Kulan Ballaadhan La Yeedhay Odayaasha Iyo Waxgaradka G/Burco Somaliland.Org — Burao, Somaliland — 6 June, 2007 Burco (Somaliland. ...
 2 June, 2007, Hargeysa , Somaliland
 Wargayska Ogaal
Marxuum Waraabe-cadde oo lagu aasay Burco Burco (Ogaal)- Alle ha u naxariistee waxa shalay si heer qaran ah loogu aasay Magaalada Burco ee gobolka Togdheer Marxuum X. ...
 31 May, 2007, Hargeysa , Somaliland
 Jamhuuriya Online
Khaladka ugu weyn ee SNM Gashay Waxa uu ahaa... iyo war ku saabsan Hilaacii Gudogalka Hargeysa Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed ...
 31 May, 2007, Hargeysa , Somaliland
 Kulmiye info
Gudoomiyaha xisbiga mudane Axmed M Maxamud Siilaanyo isaga oo ku hadlaya magaciisa magaca xubnaha golaha fulinta iyo magaca dhamaan taageerayaasha xisbiga dibad iyo gudeba wuxuu ...
 31 May, 2007, Hargeysa
 Somaliland.org
Xukuumadda Somaliland oo mamnuucday Xuska Maalinta Xuquuqul Insaanka Somaliland Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 31 May, 2007 Hargeysa (Somaliland. ...
 31 May, 2007, Toronto, Canada
 Kulmiye info
"INNAA LILLAAH WAA INNA ILLAYHI RAAJUCUUN " Tacsityad Ku Sococota Qoyskii Uu Ka Geeriyooday Marxuum Maxamed Ciise Caabi ( Saaqa ) ILLAAHAY naxariistii Janada Ha Ka Waraabiyee. ...
 31 May, 2007, London,UK
 Golisnews
Mudane Maxamed Kaahin oo magaalada London kula kulmay Lord Avebury Afhayeenka xisbiga qaranka ee KULMIYE mudane Maxamed Kaahin oo beryahanka booqasho ku joogay dalka Ingriiska ...
 29 May, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Hadhwanagnews
GUDDO GALKII SNM EE HARGEYSA IYO BURCO IYO MID KA MID AH WARAYSIYADII AXMED SIILAANYO EE LAGU DIIRSAN JIRAY. hadhwanaag 2007-05-29 (Hadhwanaagnews) Jimcihii taariikhdu ...
 28 May, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Somaliland.org
Guddoomiyaha KULMIYE oo Hambalyo ku aaddan Xuska Gudagalkii SNM ee Burco iyo Hargeysa u diray shacbiga Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 28 May, 2007 ...
 27 May, 2007, Berbera, Somaliland
 Hadhwanaagnews
Burco, Xuska 27 May oo si weyn looga xusay maanta ...
 27 May, 2007, Toronto, Canada
 Mohamud Lafcanbe
Maanta Waa Dharaartaan Dhudhunkayga Muuje Waa dharartii Maanta waa Dharaartii 27ka May Maanta Waa dharaartii mujaahidiintii xaq u dirirka SNM ay soo galeen dalka gudihiisa. ...
 24 May, 2007, Toronto, Canada
 Ali Khadar Hasan Osman
Our National Day: Much Ado About Nothing Ali-Khadar H. Osman — Toronto, Canada — 22 May, 2007 Ali-Khadar Hassan Osman (Ali Kubbad) With our National Day having just passed, ...
 21 May, 2007, London,UK
 Kulmiye info
'Haddii Mansab Jacayl Ka Saaray Maxamed Aar KULMIYE, Dalkiisa Iyo Dadkiisana Wuu Ka Saari Ee Ha La Ogaado' Jawab Xisbiga KULMIYE-UK Edaymahi ...
 19 May, 2007, Ottawa
 SomalilandFuture
Somalilandfuture Online Oo Waraysi Khaas ah La Yeelatay Cabdilaahi Geeljire Cabdillaahi Jaamac Cismaan ( Cabdilaahi Geeljire) oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga KULMIYE ayaanu ...
 19 May, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Somalilandfuture
QAAR KA MID AH DHALINYARADA TAAGEERTA XISBIGA KULMIYE, AYAA MAS’UULIYIINTA XISBIGA KU CASUUMAY DOO QAAR KA MID AH DHALINYARADA TAAGEERTA XISBIGA KULMIYE, AYAA MAS’UULIYIINTA ...
 18 May, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Kulmiye Info
Dhambaal Hambalyo Iyo Xogwarran Ah Oo Guddoomiyaha KULMIYE U Diray Shacbiga Munaasibadda 18 May: 'Sanadkan 2007-ka Waxaynu La Kawsanay... Hargeisa, Somaliland — 18 May, 2007 ...
 17 May, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Kulmiye Info
Hambaliyo, Hambaliyo iyo Ciid Wanaagsan Munaasabada 18 ka May. Bahweynta xisbiga KULMIYE meel kasta oo ay joogaan waxay shacabka reer Somaliland ugu hambalyaynayaan ...
 16 May, 2007, West, London
 Jamhuuriya
London: Xaflad ay ku Kulmeen Mujaahidiin kala Baadday London (Jam)- Waxa dhowaan galbeedka magaalada London ee carriga Ingiriiska lagu qabtay xaflad isugu jirtay soo dhawayn ...
 16 May, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Jamhuuriya
Waxaannu Cambaaraynaynaa Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Aflegaado iyo Takoorid kula Kacay Beelaha la Hayb-sooco” Bayaan ay soo saareen masuuliyiin ka tirsan beelaha la ...
 16 May, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Kulmiye Info
Xisbiga KULMIYE Oo Magacaabay Xubinta Uu U Soo Xulay Komishanka . May15, 2007 War saxaafadeed uu ku saxeexanyahay gudoomiyaha xisbiga mudane Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo ...
 13 May, 2007, London,UK
 Somaliland.org
Maxkamadda Distooriga ahi Miyaanay u Sinnayn Muwaadinka Sharcidarrada u Xidhan iyo Madaxweynuhu? Somaliland.Org — London, UK — 13 May, 2007 ...
 13 May, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Hadhwanaagnews
Shirgudoonka Wakiilada Oo Werwer ka Muujiyey Talaabada Madaxweyne Rayaale ku joojiyey wada Shaqeyntii Wakiilada iyo Xukuumada. hadhwanaag 2007-05-12 (Hadhwanaagnews) ...
 11 May, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Kulmiye Info
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Tacsiyad U Diray Dhamaan Shacabka Gobolka Sanaag Hargeisa, Somaliland Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md, Ahmed Mohamed Siilaanyo, isaga oo ku ...
 9 May, 2007, Liverpool, UK
 Somalilandfuture
Laantii Xisbiga KULMIYE Ee Magaalada Liverpool Oo Shirweynahoodii Sanadka Ku doortay Gudi Cusub Oo Laanta Ah. Waxaa maanta shir balaadhan oo si heer sare ah loo soo ...
 5 May, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Kulmiye Info
Guddomiyaha xisbiga KULMIYE mudane Axmed Maxamed Maxamud "Siilaanyo", Isaga oo ku hadlaya magaciisa,magaca xubnaha golahah fulinta ee xisbiga,magaaca xubnaha golaha dhexe ee ...
 4 May, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Somaliland.org
Gabay - DHUL-GARIIR: Gabay cusub oo uu tiriyey Abwaanka weyn, Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 03 May, 2007 ...
 3 May, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Somaliland.org
Muadane C/casiis Samaale Oo Ah Gudoomiye Ku Xigeenka Kobaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Dr. Gaboose Oo Jawaabo Ka Bixiyey Hadalkii M/weyne Riyaale: 'Goormaa Sheekhnimadii ...
 1 May, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Kulmiye Info
Hargeysa – Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa hambalyo u diray Shaqaalaha Somaliland iyo guud ahaan Shaqaaleweynaha Adduunka, xuska Maalinta ...
 28 April, 2007, Columbus, Ohio
 Hadhwanaagnews
DAVID SHINN OO SHIR CAALAMI AH KAGA TALIYAY IN LA KALA SAARO SOMALILAND IYO SOOMAALIYA IYO SOOMAALIDII SHIRKA FADHIDAY OO KA HINAASTAY Ambassador David Shinn (State Dept. ...
 28 April, 2007, Burco, Somaliland
 Somalilandfuture
DAFCADII KOOWAAD EE KA QALIN-JEBISA JAMAACADDA BURCO HARGEYSA ( Somaliland Future Online ), 28.04.2007, Waxa maalintii khamiistii ee 27-kii February 2007 lagu guddoonsiiyey ...
 22 April, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Somaliland.org
Muj Muse Biixi:"Muranku wuxuu Afjarmayaa haddii Madaxtooyadu ciidanka Dhaqaajiso oo Dhahar dejiso maalmo gudahood, haddii kale..." Hargeysa (Somaliland. ...
 21 April, 2007, Manchester,England
 Laanta Xisbiga Kulmiye ee Manchester
Xisbiga KULMIYE Laantiisa Manchester Oo Shirwiyne Isugu Yimaadeen Ku Dooratay Gudi Cusub Waxaa magaalada Manchester ka dhacay shirweyne si weyn loo soo agaasimay, oo ay kasoo ...
 20 April, 2007, London,UK
 Jamhuuriya
Daahir Rayaale nama Boobi karno anaguna ma Boobi karno waraysi:Afyaheenka xisbiga KULMIYE London (Jam)- Afyaheenka xisbiga KULMIYE, Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed, ayaa warraysi ...
 18 April, 2007, Burco, Somaliland
 Jamhuuriya
Togdheer Iyo Khasaarha Roobabku u Gaysteen Burco (Jam)- Roobabkii Guga ee Maalmahan ka da’ayay Degaanka Togdheer, ayaa khasaare gaadhsiiyay Xoolo Badan,Gaadiid, Beero iyo ...
 17 April, 2007, Hargeisa, Somaliland Online
 Somalilandfuture
“TALAABADAASI WAXAY AHAYD MID ADHAX JEBIN KU AH QARANIMADA, DADNIMADA, UMMADDA, CIIDANKA QARANKA IYO JIRITAANKA SOMALILAND”. (GUDDOOMIYAHA KULMIYE ...
 15 April, 2007, Berbera, Somaliland
 Hadhwanaagnews
Roobab Daad iyo Dabeylo Watay Oo ka Da’ay Magaalada Berbera Oo u Geystay Khasaare Balaadhan iyo Cabsida Reer Berbera hadhwanaag 2007-04-14 (Hadhwanaagnews) ...
 15 April, 2007, Somaliland
 Hadhwanaagnews
Hadhwanaag 2007-04-15 (Hadhwanaagnews) Blogged by: Nina Brenjo ...
 13 April, 2007, Somaliland Forum
 Somalilandcenter
URURKA SOMALILAND FORUM: War-saxaafadeed Thursday, 12 April 2007 Sumad: SF/CLC/07/04 Taariikh: 10/04/2007 ...
 13 April, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Haatufnews
Haddii Ay Isirnimo Shaqaynayso Oo Aan Xuduudihii Lagu Dhaqmayn Maxay Cabdillaahi Yuusuf Iyo Ciidankiisu Muqdisho Ka Qabanayaan?” Gudoomiyaha KULMIYE, Axmed Siillaanyo ...
 11 April, 2007, Hargeisa, Somaliland
 Somaliland.org
Xabaala-wadareedyo cusub oo laga helay Koonfurta Hargeysa: Waxa booqday Siyaasiyiinta Mucaaridka Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 11 April, 2007 ...
 11 April, 2007, Cardiff, UK
 Axmed Arwo
Maamulxumada Somaliland Maxkamadahaa Ka Kow Ah (Qaybtii Labaad) Ahmed Arwo — Cardiff, UK — 10 April, 2007 MAAMUL XUMADA S/L MAXKAMADAHA KA KOW AH (QAYBTA LABAAD) ...
 10 April, 2007, Newyork, USA
 Jamhuuriya
“Somaliland oo ah Dal Nabadi iyo Dimoqraadiyaddi Ka Jirto Waxay u Baahan Yihiin Aqoonsi” “Somaliland Hoggaamiyeyaashooda ayaa u horseeday in ay ku tallaabsadaan horumarkan, ...
 10 April, 2007, Cardiff, UK
 Axmed Arwo
Maamul Xumada Somaliland Maxkamadahaa Ka Kow Ah , Qaybtii Kobaad. By Ahmed Arwo — Cardiff, U.K Waxa muuqata in caddaalada Somaliland tahay mid aan wax u kordhin tan iyo intii ...
Wararkii Hore ...
 

Ogaysiis Wararka Xisbiga Waxaad U Wareegtaan Www.KULMIYE.org

kala Soco Wararka xisbiga www.kulmiye.org
7 April, 2008
www.kulmiye.org

www.KULMIYE.org. kala Soco wixii warar ah shabakada cusub ee KULMIYE.org