Who is Musa Bihi Abdi ( a compressed resume)

The following link will take you to the Resume of the Chairman and Presidential Candidate  of KULMIYE Party Mr Musa Bihi Abdi.

Arrow
Arrow
Slider

Guddoomiyaha KULMIYE oo Faahfaahiyey Qorshayaasha uu Doonayo inuu ku Horumariyo Dalka Somaliland

Birmingham (Warbaahinta xisbiga KULMIYE)- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa faahfaahiyey qorshayaashiisa uu ku doonayo inuu ku horumariyo dalka Somaliland. Guddoomiyuhu waxa sidaasi ku sheegay khubad qiimo badan uu ka jeediyey xaflad ballaadhan oo jaaliyadda reer Somaliland ee magaalada Birmingham ee dalka Ingiriisku ku soo dhawaynayeen xalay (05/10/2016). Xafladda oo ...

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Hadlay Dhamaystirka Diiwaangelinta, Qabsoomidda Doorashada, Xisbiyada iyo Nabadda Gobollada Bari

“Weli lama arag mucaarad diiddan in doorashadu waqtigeedii ku dhacdo iyo muxaafad leh doorashadu dib yey u dhicin ee waqtigeedii ha dhacdo” Hargeysa (Warbaahinta KULMIYE)- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa khubad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey xaflad ballaadhan oo gunnaanad Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Somaliland ee laga hirgeliyey dhammaan gobollada dalka oo dhammaatay. Xafladda loo sameeyey guusha dhammaystirka ...

Read More »

Guddoomiye Muuse Biixi oo Tilmaamay Khaladaadka Sharci ee Dacwadda Xisbiga WADDANI uu u Gudbiyey Maxkamadda

Hargeysa (Warbaahinta KULMIYE)- Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku tilmaamay wax layaab leh dacwadda xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI u gudbiyey Maxkamadda Sare ee uu ku diidanyahay go’aankii Madaxweynaha ee kala qaadista labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada. Guddoomiye Muuse Biixi waxa uu farta ku fiiqay khaladaadka sharci ...

Read More »

KULMIYE Oo Soo Dhaweeyey Siyaasiyiin iyo Taageerayaal Miisaan leh Oo Kasoo digo-rogtay Xisbiga WADDANI

Hargeysa (Warbaahinta KULMIYE)- Siyaasiyiin iyo taageerayaal miisaan leh oo ka soo digo-rogtay xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa si rasmi ah ugu biiray xisbul-xaakimka KULMIYE oo ku qaabilay xaflad ballaadhan oo xisbigu ugu qabay huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa maanta. Siyaasiyiinta ka baxay xisbiga WADDANI iyo taageerayaashan oo uu hoggaaminayey Xoghayihii Arrimaha Gudaha ee xisbiga WADDANI Mr. Axmed Cali Ubaxle, ...

Read More »

Xisbiga KULMIYE Oo Soo Dhaweeyey Hormoodka Siyaasiyiinta Xisbigii UDUB iyo Xubno Iska Casilay WADDANI

Nuxurka khudbado miisaan leh oo madaxda xisbiga iyo siyaasiyiinta la soo dhaweeyey ka jeediyeen madasha Hargeysa (Warbaahinta KULMIYE)- Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE, ayaa si rasmi ah u soo dhaweeyey siyaaasiyiin ka mid ahaa hormoodka xisbigii UDUB iyo xubno ka mid ahaa xisbiga WADDANI oo iska casilay. Xaflad bilan oo xisbiga KULMIYE ku soo dhaweynayey bahweynta ku soo ...

Read More »

Nuxurka Qodobo Muhiim ah oo lagu Faaqiday Shirka Guddida Fulinta Ee Xisbiga KULMIYE oo Qabsoomay

Hargeysa (Xisbiga KULMIYE)- Guddida Fulinta ee Xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa yeeshay shirkiisa caadiga ahaa oo labadii  toddobaadba hal mar qabsooma, waxaana lagu gorfeeyey qodobo dhawr ah oo xaaladda dalka iyo arrimaha xisbiga ku saabsan. Shirkan oo ka qabsoomay xarunta guud ee xisbiga maanta, isla markaana uu shirguddoominayey Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, iyadoo ay ka qaybgaleen aqlabiyadda ...

Read More »

Xoghayaha KULMIYE oo ka Hadlay Eedaymo Jamaal Cali Xuseen u Jeediyey Xisbiga iyo doodaha Kooxda Dibad-wareega ah

Hargeysa (Warbaahinta KULMIYE)- Xoghaha Guud ee xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf, ayaa ka hadlay eedaymo uu murrashaxa madaxweynaha UCID Jamaal Cali Xuseen ku sheegay in xisbal-xaakimka dalku uu burburinayo xisbigooda UCID. Xoghaye Xasan Siciid oo telefishanka madaxbannaan ee Bulsho la hadlay, waxa uu meesha ka saaray in xisbigooda KULMIYE wax farogelin ah ku leeyahay xisbiyada kale, gaar ahaan UCID, isagoo ...

Read More »