http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Deked Baan Qodayaa?Tolow Yuu Dagayaa?

Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ...

Read More »

Gudoomiyaha Kulmiye Oo Rayaale Ku Eedeeyay Inaanu Fulin Balanqaadkii Sii Daynta Dadkii Mudaharaadada Loo Xidh-Xidhay

“Madaxweynaha Ballamaha Uu Qaado Iskuma Wanaagasana, Waxaanan Ku Faraxsanahay Dareenkii Shacabku Ay Ku Muujiyeen Inaan Rabitaankooda Lagu Iibsan Karin Shillimaad, Waxaanay Muujisay Siyasada Xukuumada Ee Faashilka Ah” Axmed Siilaanyo Hargeysa October 25, 2009 (Haatuf) – Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo ayaa madaxweyne Rayaale ku eedeeyey in aanu waxba ka fulin balanqaadkii uu ka balanqaaday heshiiskii ay lixda qodob ...

Read More »

Sheekh Aadan-siiro oo ka Digay Qorshe Lagu Luminayo Taariikhda Xasuuqii Somaliland

Hargeysa (Jam)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-siiro) oo ka mid ah culimada caanka ah ee Somaliland, ayaa ka digay qorshe cusub oo lagu luminayo taariikhda dulmigii loo gaystay ummadda Somaliland iyo halgankii dib-u-xorraynta dalka. Sheekh Aadan-siiro oo khudbad uu kaga hadlayey dulmiga iyo xaalada dalka oo Jimcihii ka jeediyey masaajidka Xawaadleh ee Hargeysa waxa uu ku eedeeyey xukuumadda Madaxweyne ...

Read More »

Rayaale undermines Somaliland electoral process

Dr. Mohamed A Omar ( Kulmiye Party, Foreign Affairs Spokesman ) We are concerned about President Rayaale´s commitment to the implementation of the recent three-party agreement aimed at overhauling the delayed election. If the president continues to undermine the electoral process including the formation of a new National Electoral Commission (NEC), the agreement may fall into pieces.

Read More »

Magacyada Xubnaha Komishanka Doorashooyinka oo dhan

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta ku dhawaaqay xubnaha Komishanka ee dhinaciisa, ka dib markii uu in muddo ah ku soo celceliyay Guurtida iyo KULMIYE xubnihii ay hore u magacaabeen. Waxaanu shaaciyay magacyada 7-da xubnood ee Komishanka oo uu sheegay in uu Golaha Wakiilada u gudbiyay. Madaxweyne Rayaale ayaa diiday Warbaahinta madaxa

Read More »