http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Tv ga Madaxtooyada Laga Maamulo Iyo Radio Hargeysa, Cayda ha Joojiyaan

Hargeysa October, 15, 2009 ( Haatuf ) – Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo shalay ka qayb galay isla markaana furitaankii xaflad loo sameeyay mawjada FM ee Ee Idaacada VOA laanteeda af Soomaaliga Hargeysa laga Furay oo lagu qabtay Hotel-ka Maansoor ee magaalada Hargeysa ayey Masuuliyiinta Sare ee xukuumada Rayaale iyo masuuliyiinta xisbiga Kulmiye ay isku waydaarsadeen khudbado ...

Read More »

Experts now believe Somaliland republic is at crisis point.

14 October 2009 | News Somaliland stability ‘under threat’ Somaliland has been hailed as a beacon of stability in the troubled Horn of Africa region since declaring independence from Somalia in 1991. But BBC Africa analyst Mary Harper reports that some experts now believe the self-declared republic is at crisis point.

Read More »

HESHIISKII BEESHA CAALAMKA OO DURBA XISBIGA UDUB XAGAL DAACINAAYO

Intaanay ka soo wareegin mudo labo todobaad ah heshiiskii lagu diirsaday ee beesha caalamku ku dhexdhexaadisay qaybaha siyaasada isaga soo horjeeda ee Somaliland ayaa waxaad moodaa in durba madaxweyne riyaale bilaabay siduu u xagal daacin lahaa fulinta heshiiskaas waxaana muuqda ifafaalo muujiyana in mar kale laysku mari waayayo sida loo soo dhisayo komishanka cusub taasoo keeni karta in

Read More »

Gudoomiyhii komishanka qaran iyo xubno kale oo iscasilay

Hargeysa(Jam)- Gudoomiyihii komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland Md. Jaamac Maxamed Cumar (Sweden), oo ay weheliyaan saddex xubnood oo kale oo ka mid ah xubnaha komishanka qaranka ayaa maanta magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay in ay xilkii ummadda ay u hayeen iska casileen. Jaamac Sweden waxa uu iscasilaadooda ku macneeyay in aan komishanka qaranku noqon doonin mid joogitaankiisu dib u dhac ku keeno

Read More »