http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Political Brinkmanship: A Close Call for Somaliland

I. Introduction On 26th of September 2009, the ISG members met to discuss the implications of recent Agreement sponsored by the international community between the Somaliland parties and the subsequent historic  unanimous vote of the House of Elders on the 25th of Sept,

Read More »

Ogaysiis Ku Socda Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Iyo Taageeryaasha Xisbiga Ucid

(Bismilahi Rahmani Rahiim) Waxa la ogeysiinayaa dhamaan dadwaynaha reer Somaliland ee ku nool cariga weleshka iyo nawaaxigiisa, gaar ahaan tageerayaasha Xisbiyada mucaridka ah ee Kulmiye iyo xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, in ay ka soo qayb galaan shirwayne lagu qabandoono magalada, Cardiff, ee cariga weleshka. Madasha shirka lagu qabanaya waxa weeye, holka shirarka ee Gobalka (Cardiff County Hall)

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo ka hadlay Fulinta Heshiiska Axsaabta

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa madaxda Goleyaasha iyo asxaabta Dalka ugu baaqay inaanu dalku mar kale gelin Khilaafaad Siyaasadeed. Waxaana Goluhu maanta galay fasax laba Bilood ah. Guddoomiyuhu wuxuu sidaasi ka sheegay  hadal dardaaran ahaa oo uu Fadhigii Golahaasi waxaanu ka xog waramay culayskii ay lahayd hawshii xal u helida khilaafaadka, waxaanu yidhi, “Waynu ...

Read More »

A.GEELJIRE:Ma Darroorin Baa Aqal Loo Dunshaa

By A. Geeljire Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan ...

Read More »

War-saxaafadeed ay si wadajir ah Xisbi UCID UK & Xisbiga Kulmiye UK

War-saxaafadeed ay si wadajir ah Xisbi UCID UK & Xisbiga Kulmiye UK Uga Soo Saareen Xaalada Ka Taagan Siyaasada Somaliland Xisbiga UCID & Xisbiga Kulmiye UK,  gudiyadooda fulintu shir ay ku yeesheen  maalintii Sabtidii 26.09.09 bariga magaalada London ayaa waxay  kaga wada hadleen xaalada siyaasadeed ee wadanka Somaliland ku jiro. warsaxafadeed ay wadajir shirkooda uga soo saareen wuxuu u qornaa ...

Read More »

AN EYE ON SOMALILAND POLITICAL STANDOFF

OPINION N The  political standoff in the unrecognized  de-facto republic of Somaliland, is a critical development that is worth an international close watch. The current political standoff if well analyzed  is not of a recent emergent, but have been gradually building up since the coming to power of the current ruling regime . It is unquestionably clear from  the way ...

Read More »