http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Madaxweyne Riyaale, Goormaad wax garawsataa ?

Mareegta Farshaxan August 2009M Ramadaan 1430H AWOODDA IYO KARAAMADA QARANKA                                                                                    QODOBKA 37AAD 1. Eebbaha ummadda Somaliland ku beeray geyigani waxa uu ugu deeqay awood iyo karaamo Qaranimo. Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu awooddaas iyo karaamadaas sida ku cad Dastuurka u igmaday dawlad ku dhisnaan doonta kuna dhaqmi doonta Dastuurka. Xili ku beegnayd bishii Abril 25keedii , 2002dii maalin khamiis ah ayaa ...

Read More »

WARSAXAAFADEED Xoghayaha Xisbiga Kulmiye : Dhacdooyin Xusuus Mudan

WARSAXAAFADEED : Dhacdooyin Xusuus Mudan Waxaa caado u noqotay Ciidamda Booliska iyo Nabbadsuggida ee Xukuumadda inay mar walba garaacid, cabudhin iyo cagajuleyn  u geestaan taageerayaasha Xisbiga Kulmiye. Waxaa kaloo dhacda in lagu xareeyo saldhigyada Booliska muddo ka badan waqtiga uu sharcigu dhigayo iyo waliba iyadoo loo taxaabo Jeelasha waaweyn sida kan Mandheera iyadoo aan maxkamad lasoo taagin. Waxaa kaloo dhacda ...

Read More »

Halkan Ka Daawo Dadweynihii Reer Tog Wajaale oo Eydii U Xidhay Calankii UDUB

Hargeisa, Somaliland Gabiley News ) Xaalada magaalada Wajaale oo Degan iyo Wasiiro isku dayaya inay Xoog u isticmaalaan Qabsoomida Xaflad Taageero Loogu Raadinayo Xisbiga UDUB. Ciidanka Booliska Wajaale ayaa saaka Rasaas ooda kaga qaaday Taageerayaashii kulmiye Waxaana la sheegay inay Xabsiga utaxaabeen inta la ogyahay ilaa 11 qof oo iskugu jira Dumar iyo Dhalinyaro… Daawo Sawirada

Read More »

Somaliland Presidential Guardsman Made “Death Threats” Against Lawmakers

HARGEISA, Somaliland (Somaliland Globe)- A member of Somaliland presidential guard had made death threats against Mohamed Nur Arrale and Ali Hassan Mohamed in the presence of the head of Intelligence and head of the presidential guard yesterday, lawmakers told the press. The lawmakers were in the parliament when the death threats were made against them. It is not clear until ...

Read More »

Duullaanka Ku Socda Baarlamaanka Somaliland

Soo geliddii Ciidamada ee Golaha Baarlamaanka Somaliland waxay i xusuusisay inqilaabkii uu hoggaaminayey Maxamed Siyaad Barre ee ay ciidamadu albaabada ugu laabeen.Baarlamaankii sida dimuqraadiga ah lagu soo doortay Xildhibaan Cabdiraxman Yusuf Cartan Sabtidii 29kii Ogost 2009: Waxan Joognaa Hargeysa. Taariikhdu  waa 2009-08-29, waa maalin Sabti ah waana

Read More »