http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

“Madax Rayaale Casuumad Ugama Baahnin, Ee Waxaanu Uga Baahanahay Inuu Xaqa Iyo Cadaaladda Ku Dhaqmo” Siilaanyo

Hargeysa(HWN):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] ayaa sheegay inaanay ilaa imika jirin wax arrin ah oo lagu xaliyey khilaafkii Siyaasadeed ee iyaga iyo Xukuummada ka dhex  aloosnaa, isla markaana kulamo dhexdhexaadin ahaa oo uu Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda dawladda Itoobiya oo maalmahanba Hargeysa ku sugnaa la yeeshay dhinacyada Siyaasadda Somaliland isku-haya aanay wax natiijo midha dhal ...

Read More »

Fadeexadii Ka Raacday Xildhibaanada Xisbiga UDUB Ee Galalafay Fadhigii Maanta….

Hargeysa(HWN):-Fadhigii Golaha Wakiillada Somaliland ee maanta ayaa baaqday, kadib markii xildhibaano labaataneeyo ah  oo ka  soo baxay Xisbiga UDUB ay buuq iyo jahawareer aan la filanayn ka dhex abuureen Hoolka ay ku shiraan Golahaasi, iyaga oo ka baqo qaba in Fadhigani la horkeeno mooshin maamuus ka xayuubin Madaxweyne ah. Isla markaana khasaare hantiyeedna gaadhsiiyey Golahaasi

Read More »

Ururka saxaafadda ee MeRiS wuxuu canbaaraynayaa xukunka ay maxkamadda gobolka Saaxil ku riday weriya

Ururka saxaafadda ee MeRiS wuxuu canbaaraynayaa xukunka ay maxkamadda gobolka Saaxil ku riday weriyayaasha bogga wararka ee Berberanews.com. Waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 23ka bisha siddeetaan ay maxkamadda gobolka Saaxil ku riday xukun iskugu jira xadhig iyo xanibaad hawlwadeenada shabakadda Berberanews. Waxay maxkamaddu ku xukuntay 3 sano oo xadhig ah Maxamed Siciid Cabdillahi (xarago) oo ah tifaftiraha Berberanews inkasta oo ...

Read More »

Oppisition Parties position letter

It is difficult to imagine a situation where the same problem keeps reoccurring, and the same failed solution keeps being applied time and again. At some point lessons need to be learned and the lunacy of repeating the same experiment and expecting different results must come to an end. It is our contention that the moment is long overdue but ...

Read More »

Natiijada Kulan dhex maray Komishanka iyo Shirguddoonka Wakiilada

Hargeysa (Somaliland.Org)- Shirguddoonka Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shalay xarunta Golahaas kulan albaabadu u xidhnaayeen kula yeeshay xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Qaranka. Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Jaamac Maxamuud Cumar oo ka dib markii kulankaasi dhamaaday Saxaafaddu wax ka waydiisay waxyaabihii ay

Read More »

Taageerayaashii Ugu badnaa ee Xisbiga kulmiye oo isugu soo baxay Gabiley iyo dareenkii Xukuumada.

Taageerayaasha kulmiye oo aad utiro badnaa ayaa dhamaadkii isu soo baxaasi waxay socod ku soo mareen Jidadka waawayn ee magaalada Gabiley, waxaanay ku dhawaaqayeen ereyo ay ku muujinayeen sida ay uga soo horjeedaan xukuumada riyaale … Daawo Sawirada Gabiley (Gabiley News) Mudaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo Go,aankii xukuumada iyo Komishanku ku laaleen Diiwaan galinta ayaa shalay Ka dhacay Magaalada ...

Read More »

Md Bashe Cabdi Gaboobe Ayaa Loo Magaacabay Gudoomiyaha Olalaha Doorashada Ee Gobolada Galbeed

Hargeysa, August 23, 2009 (Haatuf) – Xisbiga KULMIYE ayaa shalay u magacaabay md Baashe Cabdi Gaboobe inuu noqdo guddoomiyaha olalaha doorashada ee gobollada galbeedka Somaliland, kadib markii uu jagadaasi baneeyey Alle ha u naxariistee marxuum Cali Muxumed Guuleed (Cali Maarshaal) oo dhawaan ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay duleedka magaalada Berbera waqtigaas oo ay soo dhawaynayeen guddoomiyaha Xisbigaas oo ...

Read More »