http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

War Deg Deg Ah,Askar Ka Tirsan Booliska Somaliland Oo Weerar Ku Qaaday Hotelka Wayn Ee Mansoor Oo Uu Degan Yahay Mr Rebun Zamora Ahna Maamulaha Hay’da Interpeace

Askar Ka Tirsan Booliska Somaliland Hargeysa, Somaliland- Waxaa saaka subaxdii weerar ku qaaday Hotelka wayn ee mansoor oo uu degan yahay mr Rebun Zamora ahna maamulaha hay’da Interpeace ee Somaliland, askar ka tirsan booliska Somaliland kadib markii uu shalay qeybiyey natiijadii ka soo baxday Serverka ee uu u gudbiyey Asxaabta mucaaridka ah. Gudoomiyaha Komishanka Qaranka Jaamac Sweden ayaa Saaka soo ...

Read More »

SOCDAALKA DALKA MARAYKANA – XOGHAYAHA ARRIMAHA DIBADDA EE KULMIYE

KULMIYE OCDAALKA DALKA MARAYKANA – XOGHAYAHA ARRIMAHA DIBADDA EE KULMIYE WAR-SAXAAFADEED – JULY 29, 2009 Xisbiga KULMIYE isagoo ka duulaya waajibaadka qaran ee ka saaran hagaajinta xidhiidhka Somaliland la leedahay bulshada caalamka;  arkayna in xidhiidhka ka dhaxeeya xukuumadda Somaliland iyo Maraykanku uu  imika soo kale dhexgalay isafgaranwaa culus, sida ka muuqatay hadaladii ay is dhaafsadeen Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland ...

Read More »