http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Ogaysiis

Ogaysis Waqooyiga Maraykan Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye, Waxay si sharaf leh idinku soo dhawaynayaan shirka telelefoonka lagu wadaago oo u marti ku yahay Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ahna murashaxa xisbiga Kulmiye ee tartanka madaxweynenimada md Axmed Maxamed

Read More »

Burco: Isu-soobax Baajiyay Qudbadii Rayaale ee Fagaaraha Khayriyada

Burco(Somaliland.ORG) – Qudbad la Filaayay in uu Daahir Rayaale Kaahin Maanta ka jeediyo Fagaaraha Khayriyada ee Magaalada Burco ayaa gabi ahaanteedba Baaqatay, Kadib markii ay khayriyada Magaaladaasi Burco Saaka aroornimadii hore qabsadeen kooxo dhalinyaro gadoodsan oo u muuqaday in ay ka soo horjeedaan socdaalka Rayaale ee Xiligani uu ku Yimid Gobolka Togdheer

Read More »