http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Dr. Gaboose Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Nuxurka Kulamo Goonigooni Ah Oo Dhexmaray Taliyayaasha Ciidamada Qaranka, Booliska Iyo KULMIYe

Hadhwanaagnews Hargeysa(HWN):- Guddoomiyihii Urur-siyaasadeedkii Qaran Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, oo wakhtigan ka tirsan Hogaanka Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa markii ugu horeysay daaha ka rogay waxyaabihii ay ka wadahadleen Taliyayaasha Ciidamada Qaranka iyo Booliska Somaliland oo ay Salaasadii Kulamo gooni-gooni ah kula yeesheen Xarumohooda Hargeysa, isla markaana Dr. Gaboose waxa uu sheegay, in ay Taliyayaasha go’aan ku wada-gaadheen inay ...

Read More »

Dhexdhexaadnimadii Commisionka dooroshooyinka Somaliland oo si rasmi ah u fashilmay.

Iyadoo dadweynaha reer Somaliland ay si fiican uga war hayeen karti darada iyo daacad darada commsion ku sheega doorashooyinka Somaliland u qaabilsanaa , ayaa hadana marba marka ka danbaysay waxa isasoo tarayey soo shaacbixida arinkaas oo runtii dadka  qaarkood aanay sidaas u fahansanayn. Bal u fiirsada ilaa iyo markii la, aas aasay commisionka waxay marayaan sadex gudoomiye, oo mid waliba khilaafka ...

Read More »

Xubin Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Ee G/Awdal Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadal Siyaasi Reer Boorama Ahi

by lug in News Borama-(Lug)-Xubin ka tirsan  xisbiga KULMIYE ee G/Awdal ayaa si kulul u weerarary hadal uu shalay saxaafadda siiyey  Xubin ka tirsanaa golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, lana yidhaa Maxamed Jaamac Abgaal isagoo sida la sheegay  Maxamed Jaamac abgaal  KULMIYE    uga baxay  wadaa tashi la’aan, isagoo dhinaca kalena lagasoo xigtay siyaasigaasi inuu xisbiga UDUB ku  sheegay inuu wadatashi ...

Read More »

Guurti ‘ s nepotism and Mr. Rayaale’s apathy

“Somaliland is in the midst of seeking qualified leader with a transparent political roadmap, not squabble and child-like wrangling leader “ It’s dismaying and disappointing to observe the naked political partisanship of the upper house of Somaliland parliament (Golaha Guurti) and their current infamous

Read More »

A Reality Check on Rayaale’s Somaliland By A. Du’ale Sii’arag

A Reality Check on Rayaale’s Somaliland By A. Du’ale Sii’arag The darkness drops again; but now I know Those twenty centuries of stony sleep Were vexed to nightmare by a rocking cradle, And what rough beast, its hour comes round at last, Slouches towards Bethlehem to be born? The Second Coming. By W. B. Yeats

Read More »