http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Banaan-Bax Balaadhan Oo Lagu Taageerayo Mawqifka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Dhacay Magaaalada Ceerigaabo

Ceerigaabo, April 9, 2009 (Haatuf) – Isku soo bax balaadhan oo lagu taageerayo mawqifka xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye ayaa shalay lagu qabtay xarunta uu xisbigaasi ku leeyahay magaalada Ceerigaabo, taas oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiinta, Madaxda iyo taageerayaasha xisbiga ee Ceerigaabo ayaa waxa si adag loogu taageeray Mawqifka ay iska taageen Madaxda sarsare ee Xisbiga Kulmiye muddo ...

Read More »

Xoghayaha UDUB Oo Marxuum Cigaal Ku Eedeeyay Masuuliyada Dagaaladii Sokeeye

Hargeysa (Jam)- Xoghayaha Guud ee xisbiga talada haya ee UDUB Mr. Jaamac Yaasiin, ayaa madaxweynihii geeriyooday ee Somaliland marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal ku eedeeyey inuu masuul ka ahaa dagaalladii sokeeye ee dalka ka dhacay sannadihii sagaashanaadkii, kuwaas oo sababay khasaare badan oo naf iyo maalba lahaa, isla markaana dad aad u fara badani ka qaxeen guryahoodii iyo hantidii ay ...

Read More »

Community Advancement through conflict Resolution International

“Walaa to deecoo amral mustrifeen alatheena ufsidoona fil ardi wala uslixoon-Al shucaraa” Baaq bad baadu wadan! “Walaa to deecoo amral mustrifeen alatheena ufsidoona fil ardi wala uslixoon-Al shucaraa” ( sadaqallaho al catheem.) haraacina Riyaake iyo Cawil. Wadanka hooyo badbadiya! Ururka korkuxusogan waxuu ugu baaqaya umada

Read More »