http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Beel Ka Mid Beelaha Hargeysa Oo Ku Soo Biirtay Xisbiga Kulmiye Deeq Lacag Ahna Gudoonsiisay Xisbiga

cabudhis yeeli mayno mudaharaad sharci ah ayaanu sharaftayada iyo dareenkayaga ku muujinaynaa, waxaan leeyahay Daahir Rayaale ha dhaco….Daahir Rayaale ha dhaco..” Hargaysa (Togdhnews)- Xaflad lagu soo dhawaynayey beesha nuux Ismaaciil [H/Awal] iyo taageerayaal kale oo ku soo biiray xisbiga KULMIYE, ayaa maanta lagu qabtay Barxad weyn oo ku hortaala Hoteelka Crown ee magaalada Hargaysa, ka dib markii loo diiday loo ...

Read More »

War Deg Deg ah: Maxamuud Xaaji Maxamed ( Dhoola-dahable) Oo Xabsiga Loo Taxaabay.

Oday Maxamuud Xaaji Maxamed( Dhoola-dahable) oo ka mid ah Odayada waaweyn ee reer Hargeysa ayaa xabsiga maanta loo taxaabay maanta duhurkii. Xadhiga Maxamuud Xaaji Maxamed ( Dhoola-dahable) wuxuu ka danbeeyey ka dib markii ay isu soo bax sameeyeen taageerayaasha xisbiga Kulmiye, waxayna ku taageerayeen go’aanka xisbiga Kulmiye.Isu soo baxaasi wuxuu ka dhacay Huteelka ( Crown) ee loo yaqaanay markii hore ...

Read More »

Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Ururka Somaliland Canadian Congress

Press Release): Somaliland Canadian Congress Somaliland Canadian Congress Warsaxaafadeed March 31, 2009 Ururka Somaliland canadian Congress wuxuu si wayn u cambaaraynaynaa ugana soo horjeeda go’aankii guurtida ee loo adeegsaday in loogu cusboonayso Dahir Riyaale Kaahin mudo lix bilood ah. Go’aankaas oo si qaldan loo cuskaday qodobka 83 aad faqradiisa 5aad ee distoorka qaranka oo hoos ku qoran qof kastaana akhriskiisa ...

Read More »