http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

MAWQIFKA XISBIGA KULMIYE EE MUDDA KORDHINTA MADAWEYNAHA.

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARINTA SOMALILAND KULMIYE Date: 31/03/2009 MAWQIFKA XISBIGA KULMIYE EE MUDDA KORDHINTA MADAWEYNAHA. Go’aankii Golaha Guurtida ee muddo-kordhinta MADAXWEYNAHA waxba kama beddelin mowqifkii hore Xisbiga KULMIYE ee ahaa inaan Xisbiga KULMIYE sinaba u aqbali Karin muddo-kordhin aan sharciga iyo distoorka dalka waafaqsanayn.

Read More »

Guurtiyeey Danta Beeshu Waxay Ku Jirtaa Danta Qaranka

Guurtiyeey Danta Beeshu Waxay Ku Jirtaa Danta Qaranka Waxa la yaab ah in Guurtidu u foodo waxaan meesha oolin, oo weliba ka dheer isu-soo-dhoweyn iyo soo uruurin, bal se ah kala eri, oo kala didi iyo burburin rajadii dhismaha dawlad dimuquraadi ah oo sharcigu hoggaamiyo. Waxa loo-qaadan-waa ah habka Shirguddoonku u maareeyey mooshinkan lagu aasay dimuquraadiyadii dalka. Ahmiyadda mashruucani dalka ...

Read More »

Democracy in Somaliland hijacked by ruling party

De-facto Somaliland set to become de-facto single party state Democracy in Somaliland hijacked by ruling party http://www.pr-inside.com/democracy-in-somaliland-hijacked-by-r1143240.htm Women queue at a polling station in Hargeisa, the capital of Somaliland. 2009-03-26 16:21:01 – Officials from the House of Elders and the House of Representatives of Somaliland are in discussion to extend the term of president Rayaale for the third time running ...

Read More »

CODKAAGA KU CIIL BAX Q(13)….KOMISHANKU GOORMUU NOQDAY AMIIR

CODKAAGA KU CIIL BAX Q(13)….KOMISHANKU GOORMUU NOQDAY AMIIR By Ahmed Arwo Waxa ayaamahan ina taabatay dhib soo jiitamaysay, la arkayey oo ku biyo shubatay xumaan ina damaqday oo si gaar ah inoo tabatay. Murugo iyo naxdin qaranka oo dhan taabatay. Horaan uga afeef dhigtay oon u arkaayey in meesha balaayo ka socoto. Guji oo akhri: ARRIN LEYSLA OGGOLYAHAY HADDANA LEYSKU DIIDAN YAHAY!

Read More »

Xisbiga Kulmiye Oo Jawaab Ka Soo Saaray UJEEDDO MAWQIFKA XISBIGA KULMIYE EE XILLIGA DOORASHADA IYO DHAMMAADKA XILKA MADAXWEYNAHA IYO KU-XIGEENKIISA

XISBIGA MIDNIMADA  IYO HORUMARINTA  SOMALILAND / KULMIYE REF: XK/GF/0048/09 Date: 22/03/2009 KU: GOLAHA GUURTIDA JSL KU: GOLAHA WAKIILLADA JSL KU: KOMISHANKA DOORASHOOYINKA QARANKA  JSL UJEEDDO: MAWQIFKA XISBIGA KULMIYE EE XILLIGA DOORASHADA IYO DHAMMAADKA XILKA MADAXWEYNAHA IYO KU-XIGEENKIISA Jamhuuriyadda Somaliland waa Dawlad Dimuqraadi ah oo ku dhisan Distoor  loo qaaday Afti Dadweyne.  Distoorkaasi wuxuu ku saleysan yahay mabda’a aasaasiga ah ee ...

Read More »