http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Musharaxinta Laga Horjoogsaday Tartanka UDUB Oo Ku Dhawaaqay Shirweyne Feb 3-deeda

Hargeysa(HWN):-Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga UDUB oo isugu jira labadii musharax ee ku dhawaaqay inay u taagan yihiin Jagada Madaxweynanimada ee Xisbiga UDUB dhexdiisa oo ay wehelinayaan Xildhibaano tiro badan oo laga hor-joogsaday inay ka qeybgalaan Shirweynaha Golaha Dhexe ee bishan 3-deeda dalka ka dhici doona Magaalada Hargeysa ayaa maanta shaaciyey inay Shirweyne kale qabanayaan.

Read More »

War Deg Deg, Gudoomiyihii Komishanka Qaranka Md Maxamed Ismaciil Kabaweyne Oo Is Casilay

hadhwanaag 2009-02-01 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Guddoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland md Maxamed Ismaaciil Kabawayne, ayaa mardhawady iska-casilay Xilkii Guddoomiye-nimo ee uu ka hahay Komishanka. Sida ay noo xaqiijiyeen ilo xogogaal ah oo u dhadhaw Guddiga doorashooyinka, Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Maxamed Ismaaciil Kabawayne, ayaa la caddeeyay in uu iska casilay xilkii Guddoomiyanimo ee Komishanka doorashooyinka Qaranka. inkasta oo aanu warku si cad ...

Read More »

Mahadnaq Balaadhan oo General Maslax ( Ina Afweyne) U soo Jeediyey Madaxweyne Rayaale

General Maslax Maxamed Siyaad Bare Oo Uga Mahadnaqay Madaxweyne Riyaale Kaalmo Lacageed Oo La Sheegay Inuu u Fidiyay Xilligii uu Ku Jiray Diyaar Garowga Tartanka M/weynaha Ee Soomaaliya. Somalilandfuture) Wiil uu dhalay M/weynihii hore u dambeeyay ee dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre oo magaciisa la yidhaahdo General Maslax Maxamed Si yaad Barre ayaa uga mahad celiyay ...

Read More »

Muddanayaasha Wakiilada Ee Xisbiga UDUB Oo Xubno Ka Mid Ah Golaha Dhexe Laga Saaray Lagana Reebay Ergada Shirweynaha

“Way Jirtaa In Aniga Iyo Mudanayaal Kalaba Laga Saaray Golaha Dhexe” Xariir Siciid Bulaale, Golaha Wakiilada Hargeysa, January 29,2009 (Haatuf)- Mudanayaasha xisbiga UDUB ee golaha wakiilada Somaliland ayaa la sheegay in qaar ka mid ah laga reebay golaha dhexe ee xisbiga UDUB lagana saaray ergada shirweynaha xisbiga UDUB ee qabsoomi doona 3-da February, 2009 ka ka qaybgalaysa kuwaas oo ilo ...

Read More »

Dr Maxamed Cabdi Gaboose Oo Shalay Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

“Wax Kasta Oo Carqalad Ah Oo Doorashada Ku Yimaada Waxaan Hubaa Inay Maqaamkeenii Hoos U Dhigi Doonto, Laakin Waxaan Ugu Baaqayaa…”Dr Gaboose () hadhwanaag 2009-01-30 (Hadhwanaagnews) Hargeyasa(HWN):-Guddoomiyaha Urur-Siyaasadeedka Qaran Dr.Maxamed Cabdi Gaboose oo wakhtigan la xulafo ah Xisbiga KULMIYE ayaa Galabta si diiran loogu soo dhaweeyey Gegeda diyaaradaha ee Egal International Airport ee Magaalada Hargeysa, kadib markii uu safar hawleed ...

Read More »

Fadeexadaha Iyo Foolxumooyinka Laga Xishooda Ee Hadheeyay Qaabka Ergooyinka Xisbiga Udub Loo Soo Xulayo

FOOLXUMO IYO MUSMAASUQ HADHEEYEY SIFAHA XULASHADA ERGADA XISBIGA UDUB EE UK Posted on Friday, January 30 @ 12:11:53 EST by admin London, 30 January 2009 (Somaliland Today)- Shabakadda wararka ee Somaliland today ayaa heshay xog ku saabsan sidii loo soo xulay ergooyinka xisbiga UDUB ee UK uga qayb galaya shirweynaha labaad ee xisbiga UDUB oo hadda hawshiisii laga bilaabay dalka ...

Read More »

Boqolaal Dumarka Reer Saaxil Ah Oo Ku Soo Biiray Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (Somaliland.org) – Boqolaal Haween ah oo ka tirsan haweenka gobolka Saaxil ayaa sheegay inay ku biireen Xisbiga KULMIYE. Xaflad loo sameeyay oo ay masuuliyiinta Xisbiga u sameeyeen haweenkan, oo lagu qabtay Hotelka Maansoor ayaa waxa hadalo ka jeediyay qaar kamida haweenka gobolka Saaxil oo ay ka mid ahaayeen Milgo X. Daa’uud Cigaal iyo Faadumo Caaqil Maxamed Cabdillaahi, waxaanay ka ...

Read More »