http://www.kulmiye.com/the-candidates/

Click here to see who is Musa Bihi Abdi

Who is MBA _ Resume

Arrow
Arrow
Slider

Guddoomiyaha isla markaana ah Murashaxa Xisbul xaakimka mudane Muuse Biixi oo Khudbad Qiimo Badan ka Jeediyey Bilowga Diiwaangelinta Saaxil

Berbera Guddoomiyaha ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad aad u qiimo badan oo ku saabsan qaranimada, wadajirka iyo horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ka jeediyey xaflad daahfurka diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka Gobolka Saaxil loogu sameeyey huteelka Maansoor ee magaalada Berbera maanta. Guddoomiye Muuse waxa uu ka hadlay qiimaha iyo muhiimada ay qaranka u leedahay hirgelinta diiwaangelinta codbixiyayaasha, nabadgalyada ...

Read More »

XISBIGA MIDNIMADA & HORUMARINTA SOMALILAND (KULMIYE) Date: 06/03/2016 Ujeeddo: Tacsi Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ka wakiil ah Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbigu, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, asxaabta, bahda aqoonyahanka iyo guud ahaanba shacabka reer Somaliland geerida ku timi Marxuun ...

Read More »

GUDDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE MUUSE BIIXI OO AASKII TALIYE CASAYR HADAL DHAXAL GAL AH KA JEDIYEY

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Musharaxa Kulmiye mudane Muuse Biixi Cabdi oo hadal qiimo badan ka jeediyay Aaskii qaran ee loo sameeyay Taliye Gobolka Saaxil Gaanshaale Sare Cabdirisaaq Casayr, oo isagoo hawlgal qaran ku jira gacan ka xaqdaran ay disahay. Mujaahid muuse Biixi Cabdi oo si dereen leh uga hadlaayay dilka Taliyaha ayaa hoosta ka xariiqay, in dablayda dishay Gaanshale Casayr ...

Read More »

Musharaxa Xisbiga Kulmiye Oo Digniin U Diray Maamul Goboleedka Puntland Oo Ku Soo Xad Gudbay Dhulka Somaliland

Musharaxa Xisbiga Kulmiye Oo Digniin U Diray Maamul Goboleedka Puntland Oo Ku Soo Xad Gudbay Dhulka Somaliland Hargeysa(HWN):-Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa digniin adag u diray maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo ku soo xad-gudbay xuduudka Somaliland. Md. Muuse Biixi waxa uu sheegay in aanay Jamhuuriyadda Somaliland u dulqaadanayn u dulqaadan karayn farogelin ...

Read More »